26.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dhageyso” Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo Fariin Adag u diray Madaxweyne Farmaajo

0
Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo ah Aqoon yahan Soomaaliyeed eek u nool Dalka Swedan ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee Dalka Shekkh Fu’aad Bin Caqiil...

Caasha Maxamed oo ah 19 Jir Taksiile ka ah Magaalada Muqdisho +Daawo Sawiro

0
Caasha Maxamed oo 19 sano jir ah waa taksiile ku nool Soomaaliya, iyada oo kharashka ka soo gala ku dabbarta nolol-maalmeedkeeda qoyskeeda. Tan iyo sanadkii...

Wafdi ka Socda Dawlada Federaalka oo ku sii jeeda Xarunta Maxkamada ICJ

0
Wafdi ka socda Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku sii jeeda Magaalada Hague Wafdiga ayaa Waxaa Hogaaminaya Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed...

Arday ku dhaawacantay Dab ka kacay Machad ku yaala Magaalada Hargeeysa

0
Wararka ka naga  soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dab ka kacay Xarun lagu barto diinta, waxaana ka dhashay khasaaro soo gaaray Dadkii...

Shir ka Furmaya Xalane iyo Madaxda Maamulada Jubland iyo Puntland oo ku soo wajahan...

0
Wafdi ay kala Hogaaminaayan Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland ayaa  ku soo wajahan Magaalada Muqdisho Madaxda Maamulada Jubland iyo Puntland Saciid Cabdilaahi Deni iyo Axmed...

Sheekh Umul oo Fariin u diray Madaxweyne Farmaajo ayaa Yiri’Kursiga ha isku dhejin, ka...

0
Culumaa’udiinka kala ah Sheekh Maxamed Cabdi Umul, Sheekh Maxamed Idiris, Sheekh Cusmaan Usuuli, iyo Culimo kale ayaaMadaxweyne  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ugu baaqay in uusan...

Madaxweynaha Hirshabeele oo Xilkii ka qaaday Gudoomiye ku xigeenkiiAmniga ee G/Hiiran

0
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle Ali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii looga  qaaday Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq. Sidoo...

Dhageyso :Xasan Cali Kheyre oo sheegay in kaliya uu ka soo hor jeedo in...

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay sababta keentay inay is khilaafaan isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Waxa uu...

Qaraxyo Culus oo Caawa ruxay dalka Equatorial Guinea

0
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS Dad tiradooda lagu qiyaasay 300 oo qof ayaa ku dhaawacantay tiro kale oo aan la garanaynna way ku dhinteen qaraxyo is xigxigay oo...

Caruur Haraad ugu geeriyootay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

0
Wararka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Abaaraha ka jira Degmadaasi ay saameyn xooggan ku yeeshay nolasha dadka shacabka ah...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...