Home 2021
Yearly Archives: 2021
Faah Faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax xalay ka dhacay Muqdisho
Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha Qarax xalay ka dhacay degmada Xamar Jajab ee gobolkaan Banaadir, kaas oo ka dhacay Maqaaxida Luul...
Hal Sabab oo uu u baaqday dibad bixii maanta loo ballansanaa
Golaha Musharraxiinta Mucaaradka ayaa sheegay in ay joojiyeen dibadbax ay qorsheynayeen in ay maanta ku qabtaan Magaalada Muqdisho kaddib markii in ciidamo la geeyaygoobtii...
Taliska Ciidanka PSF oo ka war bixiyay Maxaabiis ay ka soo Furteen Alshabaab
Ciidanka Amniga PSF ee puntland, ayaa sheegay in 20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen dagaal shalay ka dhacay buuraleyda Gobolka Bari.
Taliska...
Qarax Xooggan oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax Xooggan ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay,
Qaraxa ayaa ka dhacay Maqaayada luul Yemani...
Banaan bixii midowga musharixiinta ee loo ballansanaa beri sabti ah oo dib u dhacay
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku dhawaaqay in uu baaqday bannanbixii Muqdisho ee qorsheysnaa in uu dhaco berri
Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo...
Dhageyso: Dr. Cali Cabdi Baab oo shaaciyay in Sheekh Muqtaar Rooboow uu Afduuban yahay
Dr. Cali Cabdi Baab oo ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Amniga iyo Cadaalada ee uu Hogaamiyo Sheekh Muqtar Roobow ayaa ka hadlay Sababta illaa...
Madaxweyne Joe Biden oo Amar ka soo saaray duqaymaha diyaaradaha maraykanka ay ka Fuliyaan...
Hay’adda Amniga iyo Sirdoonka Mareykanka ayaa a faray in aysan Soomaaliya ka fulin karin howlgal dhanka cirka iyo Dhulka ah, ayagoo aan ogolaanshiyo ka...
Booliska Puntland oo Faah Faahin ka bixiyay Weerarkii xalay lagu qaaday Xabsiga Weyn ee...
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud, oo warbahinta kula hadlay xabsiga weyn ee Boosaaso, ayaa ka War bixiyay weerar xalay Kooxo...
RW Rooble oo Faah Faahin ka bixiyay Kulankii uu la yeeshay Midowga Musharixiinta
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in Midowga Musharaxiinta ay isku fahmiwaayeen hal qodob oo uusan kaligiis go’aan ka gaari karin, kaas oo ah ka...
Shirkii u dhexeeyay RW Rooble iyoMidowga Musharixiinta oo Fashil ku soo dhammaaday
Shirkii u dhexeeyay Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo looga hadlay arrimaha doorashada ayaa Fashilmay
Shirka oo muddo saacadaha ah ka socday Hotel Decale...