Home 2021
Yearly Archives: 2021
Weerar ku bilowday Qaraxyo oo xalay kooxo Hubeysan ay ku qaadeen Xabsiga Weyn...
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Weerar ku bilowday qaraxyo kooxo hubeysan xalay ay la beegsadeen xabsiga weyn...
Tahriibayaal ku sii jeeday Dalka Yeman oo Doontii ay saarnaayeen laga Tuuray
Doon siday dad gaaraya 200 ruux oo muhaajiriin ah ayaa ka tagtay xeebta Oulebi ee Jabuuti, 2:00 am, sida ay sheegtay Yvonne Ndege, oo...
Dib u dhac ku yimid shirkii maanta ay u balan sanaayen RW Rooble...
Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in shirkii ay maanta u balansanaayeen Ra'isulwasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta uu dhacayo Caawa Fiidkii
Marka...
Gudoonka Maxkamadda Sare oo soo saaray Amaro lagu Xakameynaayo Covid19
Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn...
Bankiga Dhexe Soomaaliya oo Amray in la qaato lacagta $-50 dolar ee la...
War Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu amray maamulada bankiyada iyo ganacsatada in ay ka qayb qaatan socodsiinta iyo...
in ka badan 10 Ruux oo Abaaro Ugu geeriyooday gobolka Jubada Dhexe
11 qof ayaa aya lagu soo waramaya in ay u geeriyoodeen abaaraha ka jira gobolka Jubada Dhexe ka dib markii ay sii kordheeyaan biya...
Waa Maxay Walaaca Kenya ay ka qabto Dhageysiga Kiiska Dacwada Badda Soomaaliya?
Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska Badda ee Maxakamadda ICJ ay billaabweyso 15-ka bishan March, maadaama...
Wariye lagu weeraray Dalka Faransiiska
Wariye sawir qaade Faransiis ah ayaa kooma galay kadib markii laweeraray dhamaadkii isbuuci aynu soo dhaafnay asagoo tabinaya rabshadaha dhalinyarada.
Christian Lantenois, oo 65 jir...
R/Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo maanta ku kulmaya Muqdisho
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho
Kulanka ayaa la sheegayaa in looga hadli...
Shirkii uu Iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo u muuqda mid baaqday
Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ayaa markii sadaxaad u muuqda mid baaqday
Madaxda Dawlad goboleedyada ayaanan weli soo gaarin Magaalada Muqdisho ...