25.9 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Nin dil ugu hanjabay Madaxweynaha Kenya oo Maxkamad la soo taagay

0
Nin ku hanjabay inuu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa la soo taagay maxkamad ku taal Kiambu, sida uu daabacay wargeyska Daily Nation. Ninka...

Imaamyada Masaajidada oo loogu baaqay in ay ka qayb qaataan wacyi gelinta Covid19

0
Waxaa sii  kordhaya tirada dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 ee Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya. Xeel dheerayasha  caafimaadka ayaa rumaysan in Soomaaliya...

Siyaasi Taabid Cabdi Maxamed oo ka hadlay Xaalada Covid19 iyo Dibad baxa dhici doona...

0
Hogaamiyaha Xisbiga Awooda shacaabka Taabid Cabdi Maxamed aya qoraal uu soo dhigay Bartiisa Face Buugga Waxaa uu kaga hadlay Cudurka Covid19 iyo dibadbaxa maalinta...

Wariye ka Titrsan BBC oo lagu xiray Gobolka Tigray

0
Milatariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee...

Puntland iyo Jubland Maxay ka yiraahdeen ,Wadahadalada Xukuumadda RW Rooble iyo Mucaaradka?

0
Maamullada goboleedyada Puntland iyo Jubaland ayaan weli ka hadlin kulanka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo. Labadan maamul ayaa horay shuruudo ugu xiray ka qeybgalka...

Maamulkii Donald Trump 276 Duqayn diyaaradeed ah ka Fuliyay Soomaaliya

0
Hay’ad  Airwars fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa sheegtay in weerarrada uu Maraykanku...

Muxuu Xildhibaan Mahad Salaad ka Yiri’ Shirka uu Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray Maamul Goboleedyada...

0
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Shirka uu Madaxweyne Farmaajo Isugu yeeray Gobolka Banaadir iyo Maamul Goboleedyada...

Hadal uu Jeediyay Amiirka Alshabaab oo baraha bulshada lagu baahiyay

0
Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab ayaa baahisay codka Amiirka Alshabaab Abuu Cubeyda Axmed Cumar isagoo ka hadlaya halgankii Daraawiishtii uu hogaaminayay Sayid Maxamed Cabdulle...

Madaxweyne Farmaajo oo shir hal Maalin ah Isugu yeeray Madaxda M/goboleedyada iyo G/...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee udhexeeyey Dowladda...

RW Rooble oo Magacaabay Gudi ka shaqeeya Banaan bax Nabadeed ee Midowga Musharixiinta ay...

0
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Gudi ka shaqeeya diyaarinta Banaanbaxa  midwga musharixiinta ay ka dhigayaan Magaalada Muqdisho kaas oo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...