26.5 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Wararkii Ugu dambeeyay ee Kiisaska Cudurka Covid19

0
Tirada dadka 24-kii saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay tahay 1,081, halka laga helay...

Goorma ayaa la Dhageysan doonaa dacwada Badda Soomaaliya ee hortaala Maxkamada Caalamiga ah...

0
Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saartay kiiska muranka dhanka badda ah ee u...

Wariye Caawa Lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

0
Allah ha u naxariistee weriye Jamaal faarax Aadan oo ka tirsanaa suxufiyiinta ka hawl gala magaalada Gaalkacyo ayaaCaawa  maqribkii lagu dilay agagaarka xerada Siinaay...

Gudiga lagu Muransan yahay ee doorshooyinka Heer Federaal oo baaq u diray...

0
Guddig lagu muransan yahay ee Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo saaray War saxaafadeed ayaa ugu baaqay golaha wadatashiga qaran in si deg deg ah...

Abaar ka jirta deegaano ka tirsan Galmudug

0
Deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug ayaa muddooyinkii  la soo dhaafay waxaa laga soo sheegayay abaar saamaysay dan iyo duunyaba. Deegaannadaas ay abaartu ku dhufatay...

Wasaaradda caafimaadka oo soo ku baaqday in xayiraad hor leh lagu soo rogo...

0
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa soo jeedisay in xayiraad hor leh lagu soo rogo dalka si looga hortagga fiditaanka cudurka Karoona oo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray M/Baladweyne

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raagge ayaa saaka gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Taliyaha waxaa wehliyay saraakiil sare oo Amisom ka...

Dawlada Soomaaliya oo Cambaareeysay Weerar Madafiic ah oo Kooxda Xuutiyiinta ay ku qaadeen Dalka...

0
Wasaarada Arimaha dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambareeysay Weerar gantaalo ah ee ay kooxda xuutiyiinta ku qaadeen Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudi carabiya. Qoraal ka...

Kulan Amaanka looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

0
Wararka aynu ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xaruunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay a in kulan Amniga looga hadlayay uuka dhacay magaaladaasi Kulanka ayaa u...

Alshabaab oo Weerar ku qaaday Magaalada Jowhar

0
Wararka ka Imaanaya magaalada Jowhar ee Xarunta Dawlad goboleedka Hirshabeele ayaa sheegay in xalay uu dagal ka dhacay gudaha Magaalada jowhar Dagaalka ayaa la sheegay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...