25.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Puntland oo Maxkamad soo taagtay Wariye Kilwe Aadan oo muddo ku Xiran Xabsiga ...

0
Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa maanta  billowday dhageysiga dacwada loo haysto Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo ka badan laba bilood ku...

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Sameeyay Xilka qaadis iyo Magacaabis

0
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed  Gen .Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilka ka qaaday Taliyihii qeybta Waliyow Cade ee booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Siyaad. Xilkaan ayaa loo magacaabay...

RW Rooble oo kulan Albaabada u Xiran yahay la yeeshay Midowga Musharixiinta

0
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay Hotel Jaziira oo Fariisin u ah Golaha Midowga Musharixiinta Halkaas kulamo kula qaatay qaybaha...

Eratareeya oo beenisay in Xasuuq ay ka geysatay gobolka Tigray

0
Dowladda Eretariya ayaa beenisay" eedeymo ku saabsan in militarigeeda ka dagaallamaya gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya ay dileen boqollaal qof oo ku sugnaa...

Qaramada Midoobay oo Cunuqabateyn ku soo rogtay Saraakiil ka tirsan Alshabaab

0
Golaha Amniga  ee qaramada midoobe ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro sadax xubnood oo ka tirsan Alshabaab Xubnahan ayaa kala ah...

Maxamed Bin Salmaan oo lagu Eedeeyay in u ka dambeyo Dilkii Wariye Jamaal ka...

0
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha qurba-joogga ahaa...

Turkiga oo raba in uu xaliyo Murunka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

0
Wasiirka Arimaha dibadda ee Dalka Turkiga Mevlüt Çavusoglu ayaa socdaal ku soo gari doona Magaaladatan Muqdisho iyo Magaalada Nairobi, bisha soo socota ee March,...

Maxkamad ku taala Dalka Ingariiska oo xukun ku riday Muwaadhin Soomaali ah

0
Maxkamad ku Taala Dalka Ingariiska ayaa xukun Xabsi daa’in ah ku riday Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee...

Urur Goboleedka IGAD oo soo dhaweeyay Heshiiska Dawlada Federaalka iyo Musharixiinta

0
Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku gaareen Dawlada Federaaka Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta. “IGAD waxay si diiran u soo dhoweynaysaa...

Puntland oo soo dhaweeysay Heshiiskii gaareen Dawlada Federaalka iyo Musharixiinta Mucaaradka ah

0
Maamulka Puntland ayaa soo dhaweysay heshiiskii ay gaareen Dowladda Federaalka iyo Midowga Musharaxiinta Dawlad Goboleedka Puntland sheegtay in ay soo dhawaynayso in Dowladda Federaalka ay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...