Home 2021
Yearly Archives: 2021
Shaqsi lagu Eedeeyay in Alshabaab uu ka Tirsan oo lagu qabtay Dalka Turkiga
Shaqsi lagu tuhunsan yahay in uu ka tirsan yahay Al-Shabaab ayaa maanta oo Arbaco ah lagu xiray magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, sida...
RW Rooble oo kulan Muqdisho kula yeeshay xubno ka Tirsan Beesha Caalamka
RW Xukuumadda Federaalka Soomaaiya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalad Muqdisho kulan kula yeeshay xubno ka Tirsan Beesha caalamka ee daneeya arimaha dalka Soomaaliya.
Kulankaasi...
kulan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku shir gudoomiyay kulan ee Amniga looga hadlayay,
Kulankan waxa ka qayb galay Saraakiisha Amniga Caasimada...
Dhageyso: Odayaasha Dhaqanka Koofur Galbeed oo baaq u jeediyay Musharixiinta iyo Dawlada
Malaaq Cali Cabdiraxmaan shiine oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Koofur galbeed ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta Aragticusub waxaa uu ka hadlay banana baxa...
Midowga musharixiinta oo gaashaanka ku dhuftay Amar ka soo baxay Dawlada Federaalka Soomaaliya
Midowga Musharixiinta ayaa gaashaanka ku dhuftay Hadalkii ka soo yeeray Wasiiro ka Tirsan XFS ee ahaa in la joojiyay dibadbaxyada ay ku baaqeen mucaaradka.
Cabdiraxmaan...
Puntland oo sharuudo Xooggan hordhigtay shirka ka socda Muqdisho
Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Puntland ayaa lagu baaqay in la fuliyo Shuruudo dhawr ah, ka hor intaan la isu’gu imaan wada-hadal ku...
Shil khasare geysty oo ka dhacay Magaalada Garoowe
Wararka ka Imaanaya Magalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in 3 Qof ay ku geeriyooday, 2 kale na ay ku dhaawacantay ,...
Madaxweyne Deni oo Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sanaag
Madaxweynaha Puntland Cabdullaahi Deni, ayaa xalay xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Sanaag Cali Xuseen Soomaali.
Wareegto ka soobaxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilahi Deni ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle...
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Xalay ku geeriyooday Muqdisho
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ahaa Odayaasha dhaqanka ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Ugaas Xasan ayaa la sheegay in uu u geeriyooday...