Home 2021
Yearly Archives: 2021
Wasiirka Arimaha Dibada XFS oo sheegay in uu ku dhacay Cudurka Covid19
Wasiirka Arrimaha dibadda XFS Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegaya in laga helay cudurka COVID-19 uuna is karantiilay Wasiirka ayaa hadalkan u sheegay telefiishanka dawladda...
Dawlada Federaalka oo Diiday Dibad baxyada lagu qabto Muqdisho
Wasiirka Amniga Xasan Xundubey Jimcaale oo ka hadlayey shir jaraaid oo lagu qabtay Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in la diiday dibadbaxyada lagu qabto...
Beesha Caalamka oo Fariin u dirtay Madaxda Soomaalida
Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada inay si deg deg ah kulan isugu yimaadaan, si...
Wafdi ka Socda Beesha Caalamka oo maanta gaaray Magalada Kismaayo
Wafdi ka socda Beesha Caalamka ayaa gaaray Maanta Magaalada Kismaayo waxaana ahlkaas ay kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe
Wafdiga Xubnaha...
DHOOQAYNTA JACAYLKA! Waxaa Qoray Dr. Faysal Maxamed Cali
بسم الله الرحمن الرحيم
Mahad oo dhan waxaa Mutaystay Alle weyne sw, Nabadgelyo iyo Ammaan Allena Rasuulkeena korkiisa ha ahaato .
Intaa ka dib, Ilbaxnimada Reer...
Warbixin : Cadaadiska Beesha Caalamka iyo Jawaabta Dawlada Federaalka
Iyadoo uu khilaaf ka taagan yahay doorashada Soomaaliya, maamullada Puntland iyo Jubaland-na ay diideen inay ka qeybgalaan kulanka lagu saxiixayo qodobadii kasoo baxay shirkii...
Maraykanka oo liiska waxa loogu yeero Argagixisada ku daray Xubno ka Tirsan Alshabaab
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku celisay in ay Soomaaliya la garab taagan tahay hiil iyo hoo ku saabsan sidii ay nabadda u soo...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo sheegay in ay Fashiliyeen Qarax Ismidaamin ah
Taliska Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay Fashiliyeen sheegay qarax is-miidaamin ahaa oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyaal Ciidan
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa laba Taliye Qaybeed u magacaabay Gobollada Karkaar iyo Sanaag.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Deni ayaa lagu magacaabay...
Qormo: Danjire Caalim oo Is bar bar dhig ku sameeyay Alshabaab iyo Madaxweyne Farmaajo
Waxaan doonayaa inaan fallanqeeyo khudbaddii Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo uu kaga hadlay marxaladihii uu soo maray wada-hadalka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo...