24.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

WaaMaxay sharuudaha Jubland ee ka qayb galkeeda shirka Doorashada ?

0
Maamulka Jubaland ayaa  shuruudo   cusub ku xiray ka qeybgalka shirka doorashada Soomaaliya. War-saxaafadeed ka baxay madaxtooyada Jubaland ayaa looga hadlay 5 sharuud oo Jubland ay...

Maxaa ka soo baxay Kulankii Farmaajo iyo Madaxda Dawlad goboleedyada ?

0
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga Farsamada...

Fanaanada caanka ahayd Nakruuma ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

0
Fanaanada caanka ahayd Nakruuma ayaa ku geeriyootay Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid aheyd Fanaaniinta waaweyn ee Hobolada Qaranka Waabari...

Duulimaadyadii Caalamiga ah ee Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo dib u bilowday

0
Duulimaadyada Caalamiga ah ee shirkadaha  diyaaradaha Turkish Airline, Ethiopian Airways iyo Uganda Airline ayaa dib uga bilowday Garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka...

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Amar la Xiriira Covid19 duldhigay Hay’addaha Garsoorka Dalka

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go'aano la xariira faafitaanka cudurka Covid-19 si loo ilaaliyo badqabka shaqaalaha Hey'adaha Garsoorka dalka...

XFS oo ka warbixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid19

0
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay warbixinta maalinlaha ah ee xogta Covid19  ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo COVID-19 ah...

Gudoomiye Mursal oo Cabsi Awgeed uga guuray Guri ku yaala Muqdisho

0
Gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka waqtigiisa uu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka guuray guri uu ka degana...

Dhageyso: Saameeynta uu Cudurka Covid19 ku yeeshay Soomaalida ku nool Yurub

0
Cudurka Carona virus oo ah Cudur safmar dila ah ayaa saameyn xooggan ku yeeshay guud ahaan dunida oo dhan. Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo ka...

Kiisas Cusub oo Cudurka Carona virus ah oo laga diiwaan geliyay Hirshabeele

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xaruunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in 24kii saac ee la soo dhaafay uu cudurka Safmarka Caronavirus uu Dad...

Deni iyo Axmed Madoobe ma ka qayb geli doonaan shirka uu ku baaqay Madaxweyne...

0
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Madaxda maamulada Puntland iyo Jubland aanay Aqbalin Casuumaada loo fidiyay ee ka qayb galka shirka uu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...