Home 2021
Yearly Archives: 2021
RW hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo sheegay in uu ka bad baaday...
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya xasan Cali kheyre ayaa shaaca ka qaaday in uu ka badbaaday isku day dil oo la doonayay in lagu...
Ciidamada Dawlada oo Rasaas ku kala Eryay Dibad baxayaal
Wararka naga soo gaaraya Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in in ciidamo ka Tirsan dawlada Federalka Soomaaliya ay rasaas ay ku fureen...
Hoobiyaal ku dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho iyo Duulimaadka Garoonka oo Istaagay
Madafiic ayaa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho
Madaafiicada ayaa sababtay in ay istaagaan isu socod Duuliimaadka garoonka diyaaradaha waxaana arintaan ay ka...
Musharax Daahir Geelle oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu beegsanayo Madaxda isaga Xukunka uga...
Sheekh Daahir Maxamuud Geelle ,oo ka tirsan Midowga Murashixiinta, ayaa sheegay in weerarkii xalay lagu qaaday hotel Maa’ida, uu ahaa mid qorshaysan oo madaxweyne...
RW Hore : Waa in meel looga soo wada jeesta Xukunka Kaligii talisnimada ah...
RW hore XFS Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel uga soo wada-jeestaan madaxweyne Farmaajo oo uu sheegay xukun ku...
Ciidamo Taabacsan Madaxweyne Farmaajo oo la wareegay Taalada Daljirka Daahson
Wararka ka imaanaya Taalada Daljirka Daahson ee Degmada Boondheere ayaa sheegaya In Halkaasi ay la wareegeen Ciidamo wata Baabuur gaashaaman kuwaas oo dhawaan Tababar...
Xasan Sheekh: Waa Nasiib darro in Madaxweyne Muddo xileedkiisa uu dhammaaday uu na soo...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay Weerar xalay lagu soo qaaday Hotel Maa’ida Ex Naasahablood2 ee ku yaala...
Dagaal Xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Dagaal u dhexeeyay Ciidamada Midowga Musharrixiinta iyo Ciidamo Taabacsan Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay ka dhacay Agagaarka Talada Daljirka Daahson ee Magaalada Muqdisho Dagaalka aya...
Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Muqdisho oo Caawa ah Alloow Sahal
Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa caawa kacsan iyadoo Ciidamo kala taabacsan Midowga Musharixiinta iyo Dawlada Madaxweyne Farmaajo ay buux dhaafiyeen wadooyinka Muqdisho.
Baabuur badan oo ku...
Wasaarada Caafimaadka oo ka hadashay Kiisaskii Ugu dambeeyay ee Covid19
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS , Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub oo cudurka Covid19 ah laga diiwaan...