Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxweynyaashii hore ee Dalka Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo degay Hotel u...
Madaxweynayashii hore ee Soomaliya Shariif Sheikh Axmed iyo Xasan Sheikh Maxamuud oo degay Hotel Nasahanlood2 una dhow Taalada Daljirka Dahson ayaa Halkaasi ka bilaabay...
Maraykanka oo ka digay Banaan baxa beri ka dhacaya Muqdisho
Mareykanka ayaa uga digay Muwaadjiniintiisa inay beri oo jimco ah Jimcaha ka ag dhowaadaan Halka Mucaradku ay qorsheeyen in dibad bax ay ku qabanayan...
Madaxweyne Farmaajo oo shir Isugu yeeray Madaxda Dawlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir
Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda talooyinka iyo xalka ay soo...
Dawlada oo ka Jawaabtay dibad baxa ay ku baaqeen Mucaaradka
Dowladda FS waxay sheegtay in mucaaradka aysan kusoo wargelin banaanbaxa ay dhawaan ku dhawaaqeen in jimcaha ay ku qaban doonaan Muqdisho.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya...
Hay’addaha Amniga Puntland oo sheegay in ay Fashiliyeen Qaraxyo laga geysan laha Boosaaso
Saraakiisha Ciidanka PSFta Puntland , ayaa sheegay Fashiliyeen weerar Qaraxyo ah oo la doonayay in laga fuliyo magaalada Boosaaso.
Qoraal ka soo baxay PSF, ayaa...
XFS oo soo saartay Amaro lagu xakameeynaayo Cudurka Covid19
XFS ayaa soo saartay tallaabooyin cusub oo lagu xakamaynayo cudurka safmarka ah ee covid19.
Wasiirka Wasaarada caafimaadka XFS Dr. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbaahinta u...
Kooxo Hubeysan oo Wiil Sawir qaade ahaa ku dilay Magaalada Muqdisho
Cabdiqaadir Maxamed Xasan oo ahaa Cameraman ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegaya in ay marxuumka ugu galeen Studio uu...
Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arimaha dibada iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo kulan wada yeeshay
Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowladda Soomaaliya Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku qaabilay Muqdisho, Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya , Qin Jian,...
RW Rooble oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum sheekh Nuur Baaruud
RW XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo ku ku...
Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ka hadlay Mowqifkiisa shirka Baydhabo
Guddoomiyaha Aqalka sare Baarlaamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi oo Warsaxaafadeed ka soo saaray shirka Gudoiga Farsamada uga socda Baydhabo ayaa ka hadlay Marxalada siyaasadeed...