Home 2021
Yearly Archives: 2021
RW Rooble oo Daahfuray shir ka Furmay Baydhaba
RW Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay shirka Guddiga Farsamada ee Qaban qaabada shirka Wadatashiga oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Baydhabo.
Ra’iisul...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo Cambaareeyay Qaraxii dhawaan Muqdisho ka dhacay
Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa cambareeyay Qaraxii Ismiidaaminta aha ee dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qaraxa aya ka dhacay Nawaaxyiga wadada Sayidka Halkas oo ay ku...
RW Rooble oo qaabilay Danjiraha Uk ee Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya, Ben Fender kaasi oo ay u dhammaatay Mudadii Xilka...
Gudoomiye Muudeey iyo Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo ku kulmay
Madaxweynaha Maamulka Koofur Goboleedka Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la yeeshay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Cabdiweli Sheikh Ibraahim...
Ciidanka Puntland oo Hawlgal ku soo qabtay Xubno ka Tirsan Alshabaab
Ciidamada PSF Puntland , oo hawlgal ka fuliyay Buuraleyda Galgala, ayaa gacanta ku dhigay Amiir ka tirsan Al-shabaab iyo xubno kale.
Xubnaha la qabtay, ayaa...
Wasiirkii hore ee difaaca Kenya, Yuusuf Xaaji oo geeriyooday
Waxaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ku geeriyooday Allaha u naxaiistee wasiirkii hore ee difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji oo muddo dheer kamid ahaa...
Dib u dhac ku yimid shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo
Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii uu iclaamiyay madaxweyne Farmaajo oo loo ballansana in 15 bishan Febraayo oo maanta ku beegan uu ka...
ku dhawaad 100 qof oo uu cudurka Covid19 ku soo ritay Soomaaliya
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka war bixisay kiisaskii u dambeeyey ee cudurka covid19 oo ku soo laba-kacleeyey Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda...
Xasan sheekh: ma Aqbaleyno sii joogista Farmaajo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud sidoo kale ka Tirsan Musharaxiinta Mucaaradka ayaa ka hadlay doorashooyinka iyo madaxweynaha waqti xileedkiisa ka dhammaatay Maxamed...
Khayre: Qof Qaran Ayuu Ahaa Gen. Galaal, Dowladduna Waxay aheyd Inay Muujiso Sida Ay...
Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaa Muqdisho uga qeyb galay gogosha tacsida Alle ha u naxariistee Generaal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ahaa dadkii ku geeriyooday...