Home 2021
Yearly Archives: 2021
Kenya oo ka jawaabtay Eedeeyntii Wasiir Dubbe ee kiiska badda
dowladda Kenya ayaa gaashaanka ku dhufatay sheegashada Soomaaliya ee ku aaddan sababta ay u dalbatay dib u dhigista kiiska inuu yahay arrimo la xiriira...
Wasiir Dubbe: ma yeeli doono in mar dambe dib loo dhigo Dacwadda Badda
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa ka hadlay kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya dalkeena Soomaaliya iyo Kenya.
Wasiir Dubbe, ayaa ...
Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ?
Shirka khamiis laha ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu ansixiyey Siyaasadda Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka...
Dhageyso: Ciidanka Maamulka Koofur galbeed oo bilaabay Halwgalo lagu Furayo Wadooyinka
Abuukar Cabdilaahi Isaaq Alcadaala oo ah Gudoomiyaha Degmada Leego ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa ka war bixiyay Halwgalo wada Furis ah oo ka socda...
Ciidanka PMPF ee Puntland oo Halwgal ka Sameeyay Xeebaha Gobolka Bari
Ciidamada badda dowladda Puntland ee loo yaqaan PMPF, ayaa hawgal ka Sameeyay xeebaha degmooyin ka tirsan Gobolada Bari .
Wararka ayaa sheegaya Hawlgalkaan uu ka...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Hawlgal ka Fuliyay Shabeelaha Dhexe
Taliyaha Qaybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Axmed Maxamed Tareedisho iyo saraakiil uu Hogaaminaayo ayaa Hawlgalo ka wada degaano ka Tirsan Gobolka shabeelaha...
Xukuumadda Federaalka oo ku Adkeysatay in shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ...
Wasiirka Wasaarada warfaafinta ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay in shirka wada tashiga uu...
Dhageyso: Maamulka Degmada Kismaayo oo ka hadlay xaalada Amni ee degmadaasi
Gudoomiye ku xigeenka Amniga ee Magaalada Kismaayo Cabdilaahi Maxamed Cabdi Gaaboow ayaa ka war bixiyay xaalada Amni ee Magaalada Kismaayo
Gudoomiye ku xigeenka Amniga Maamulka...
Aqalka Senateka Maraykanka oo Walaac ka muujiyay Xaalada Soomaliya
Guddoomiyaha Guddiga Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka Mareykanka, Bob Menendez, ayaa bayaan kasoo saaray xiisadaha kasii daraya ee ku saabsan doorashada Soomaaliya kaddib...
Xaruun degmo oo Albaabada loo laabay cabsi laga qabo Alshabaab
Xaruunta degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa lagu soo waramayaa in Albaabada laysugu laabay ka dib markii ilo dhinaca Amniga ah ay u gudbiyeen...