Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxda Dawlad Goboleedyada oo ka shiray Marxalada kala guurka ee Dalka uu ku jiro
Madaxda dowlad goboleedyada ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa yeeshay kulan ay kaga hadlayeen xaaladda siyaasadeed iyo Arimaha doorashooyinka dalka .
Madaxda Maamulada , Galmudug,...
Faah Faahino ka soo baxay Qarax Miino oo ka dhacay wadada u dhexeysa...
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Qarax miino oo ka dhacay deegaanka Carbiska oo ku yaala Agagaarka dehmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose
Qaraxa ayaa...
Xildhibaan Mahad Salaad Muxuu ka yiri’ Hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee Heshiiskii 17 Sebtember lagu...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay hadalkii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay Golashacabaka Baarlamnaka Soomaliya eek u...
Prof Xasan Sheekh Cali oo ka hadlay khudbadii uu Madaxweyne Farmaajo shalay ka jeediyay...
Prof Xasan Sheekh oo kamid ah Aqoon yahanada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho kana Tirsan Macalimiinta Jaamacadda Umadda ayaa ka halay Khudbadii uu...
Ciidamada Amniga Koofuur galbeed oo Hawlgalo ka wada Magaalada Baydhaba
Ciidamada Amaanka Magaalada Baydhaba ayaa Hawlgalo ka wada Magaaladaasi , Hawlgalkaas oo lagu soo qabtay Dad badan.
Hawlgalka ayaa bilowday ka dib markii bamgacmeed la...
Alshabaab oo weeraray Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Gudoomiyaha Degmada Luuq ee...
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Weerar ay Alshabaab ku qaadeen kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Gudoomiyaha Degmada Luuq oo gobolka Gedo.
Weerarka...
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax miino oo xalay ka dhacay Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa ka soobaxaya Qarax khasare sababay oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qaraxa ayaa ahaa miino wadada dhinaceeda la dhigay waxaana uu...
Gudiga lagu murunsanyahay ee doorashooyinka oo wax laga Xumaado ku Tilmaamay Isfaham darrida shirkii...
Guddiga lagu muransanyahay ee Doorashooyinka Heer Federaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay is Faham darri uu ku soo dhamaaday shirkii Dhuusamareeb , balse...
Gabar dhalinyaro ahayd oo caawa lagu dilay Magaalada Baydhabo
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in caweyskii caawa lagu dilay magaaladaasi gabar dhalinyaro ahayd, ka dib markii ay haleeshay rasaas ay furayn...
Dhageyso: Dr. Cali Cabdi Baab oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku Fashilmay Siyaasada...
Dr. Cali Cabdi Baa boo ka Tirsan Siyaasiyiinta Qurba joogta ah ahna Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Amniga iyo Cadaalada ee uu Hogaamiyo Muqtaar Rooboow...