Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dad badan oo la yaab ay ku noqotay ka dib markii maanta Gudoomiyaha Golaha...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in aysan jirin muddo kordhin loo sameynaayo Madaxweyne Farmaajo.
Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in...
Madaxweyne Farmaajo oo khudbad Xasaasi ah u Jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo khudbad u jeediyay xildhibaanada Golaha Shacabka uu uga war bixiyay maraxaladihii uu soo maray khilaafka ka Taagan...
Biden oo sheegy in Xiriirka Afrika iyo Mareykanka uu soo laabtay
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu balan qaaday inuu dib u dhisi doono wadashaqeyntii dalkiisa uu la lahaa Midowga Afrika (AU) daqiiqado kadib markii uu...
Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Dawlada Federalka Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isaga iyo Wafdi uu a ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka soo qayb...
Axmed Madoobe oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uusan matali karin Qaran maadaama uu sheeganayo...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe oo saxafada kula hdlay Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka war bixiyay natiijo la’aanta uu ku idlaaday shirkii...
Caruur cuduro kala duwan la il daran oo la dhigay Isbitaal goboleedka Jowhar
Xaalado Caafimaad darro ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jiraan tuulooyin hoostaga Magaalada Jowhar
Caruurta da,dooda ay ka yartahay 5 sano ayaa waxaa saameeyn...
Gudoomiyhii hore Gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi Maxamed oo Nasiib darro ku tilmaamay natiijo...
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa nasiib darro ku tilmamay in shirkii Dhuusamareeb uga socday Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Dawlad goboleedyada...
Dawlada Indoneysa oo Mamnuucday in Ardayda lagu qasbo in ay Xertaan Xijaab
Ka dib markii uu bulshada aad ugu dhex faafay muuqaal muujinaya ardayad Masiixiyad ah oo lagu dirqiyayo in ay fasalka ku dhax xirato khimaar,...
Qaban qaabada banaan bax lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka socota gobolka Gedo
Wararka ka Imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Magaalada Garbo haareey ee degmooyinka kale ee gobolka Gedo uu ka socdo dibad bax ay soo...
Hay,adda WHO oo baareysa Xanuun ka dilaacay Dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya
Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuunka Dengue ee caanka ku ah qandhada uu ka dillaacay qeeyba ka mid ah gobolka Soomaalida...