Home 2021
Yearly Archives: 2021
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka digay Muddo kororsi uu sameeysto...
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheekh Axmed Kana mid ah Midowga Mushariixinta madaxwaynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Midowga Musharixiinta aysan Aqbali doonin Muddo...
Ciidanka Dawlada oo Xubno ka Tirsan Alshabaab ku dilay duleedka Dhuusamareeb ka dib Gaadiid...
Saraakiisha Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa shaaca ka qaaday in ay xalay hawlgal qorshaysan ku...
Alshabaab oo weeraray Degaano ka Tirsan Degmada Wanlaweyn kuna dilay Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka...
Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay ku weerar ku qaadeen degaano hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka shabeelaha Hoose
Weerarka ayaa...
Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Hindise sharciyeedka diiwaan gelinta Codbixiyaasha
Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiilada Puntland Fadhigiisa 26-aad oo ay maanta soo xaadireen 42 Xildhibaan, waxaa shir-guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril, iyo...
Musharixiinta Mucaaradka ah oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb
Midowga Musharraxiinta Mucaaradka ah ayaa baaq ka soo saaray Shirka madaxda dowladda Federaalka ‘ dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka banaadir uga socda magaalada Dhuusamareeb
Midowga...
Caruur xanuuno kala duwan ugu geeriyootay gobolka Jubada Hoose
Caruur badan oo da’dooda ay ka yartahay 5 sano la ildaran xanuunnada Jadeecada iyo shuban biyoodka oo ka dillaacay
magaalooyinka Jamaame iyo Badhaadhe ee gobolka...
Wararkii ugu dambeeyay shirka Dhuusamareeb iyo Isfaham laga gaaray Arinta Gobolada Waqooyi
Magaalada Dhusamareeb ee uu ka socda shirka dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir iyo dowladda federaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in isu soo dhawaasho ay...
Beesha Caalmaka oo Dhiiro gelisay Madaxada Shirka uu uga Socdo Dhuusamareeb
Xubnaha Beesha Caalamka eek u sugan Soomaaliya ayaa soo saaray war qoraal ah oo ay ku dhiro gelinayaan Madaxda shirka uu uga socdo Dhuusamareeb
Saaxiibada...
Ciidanka Booliska Gobolka Bari oo Xabsi dhigay Sariflayaal Sare u qaaday qiimaha lacagta doolarka...
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari ayaa sheegaya Ciidanka Booliiska Gobolka Bari, ay xabsiga dhigeen qaar kamid ah Sarriflayaasha magaalada Boosaaso,...
Dagaal u dhexeya Ciidanka Hirshabeele iyo Jabhada uu Hogaamiyo Jeneraal Xuud oo ka dhacay...
Dagaal u dhexeya Ciidanka Maamulka Hirshabeele iyo kuwa Dawlad Federalka oo dhinac ah iyo jabhada Uu Hogaamyo Jeneraal Xuud ayaa ka hacay Magaalda Baladweyne
Dagaalka...