Home 2021
Yearly Archives: 2021
Khilaafka U dhexeeya Wasiirka Batroolka iyo Gudiga kheyrdaaka baarlamanka oo meel sare gaaray
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii'ada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saareen shaaca uga qaaday khilaaf xooggan oo u dhaxeeya iyaga iyo...
Shacabka Degmada Xamar Jajab oo Cabasho ka Muujiyay Lacago uu ku soo rogay Mamulka...
Qaar ka mid ah shacabka ku nool degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ayaa cabasho k muujiyay lacago uu Gudoomiyaha Degmad Xamar Jajab Maxamed...
Dagaal khasaare dhaliyay oo maleeshiyo Beeleedyo ku dhexmaray Degaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud
Faah Faahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal laba Maleshiyo Beeleed ku dhex maray degaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud
Colaada ayaa maalmahii la soo...
Alshabaab oo Odayaal dhaqameedyo ka Afduubay gobolka Galgaduud
Wararka ka imaanaya Degano hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee xaruunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Alshabaab saacadihii la soo dhaafay Halkaasi ay ka Afduubteen Odayaal...
Shirka Dhuusamareeb oo Meel Xasaasi ah maraya iyo Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo...
Magaalada Dhhuusamareeb ee xaruunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa malintii labaad ka socda shirka Watashiga ee u dhexeya Dawlada Federalka Soomaaliya Dawlad Goboleedyada iyo Maamulka...
Madaxweyne Farmaajo oo Gudoomiyay shirka ka Furmay Magaalada Dhuusamareeb+Sawiro Daawo:
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar galinta...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Ansixiyay Xilliga doorashooyinka Soomaaliland
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12/022021 uu maanta ku meel mariyey Cayimaadda maalinta Doorashooyinka Isku-sidkan ee...
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta lagu hor dhaariyay Xildhibaano Cusub
Xaruunta Baarlamaanka Puntland ayaa maanta lagu dhaariyay 8 xildhibaan kuwaas oo lagu baddelay Xildhibaanadii xasaanadda laga qaaday.
8 Xildhibaan ee cusub ee maanta la dhaariyay...
Gudoomiyaha Aqalka oo loo diiday in uu ka qayb galo shirka ka socda Dhuusamareeb
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa sheegay Madaxweyne Farmaajo in uusan aqoonsanayn Aqalka Sare iyo nidaamka Federaalka.
Mudane Cabdi Xaashi...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS oo soo saaray Warbixin sanadeed la xiriirta Xaalada Xoriyada...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SJS ayaa maanta soo saaray warbixin sannadeedka xaaladda xorriyadda saxaafadda Soomaaliya 2020:
Warbixintan oo ah tii 2aad ee #SJS soo saarto tan...