Home 2021
Yearly Archives: 2021
Shirkii wadtashiga ee Dawlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada oo si rasmi ah uga Furmay...
Wararka ka Imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkasi uu ka Furmay shirkii wadatashiga ee u dhexeeyay Dawlada Federaalka Soomaliya...
Alshabaab oo khasaare kala kulmay Weerar ay ku qaadeen Saldhig Ciidanka dawlada ay ku...
Wararka ka Imaanaya gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka ay ku dileen xubno ka tirsaa Al-Shabaab, kadib markii ay soo weerareen...
Faah Faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay Degmada Balcad ee gobolka shabeelaha Dhexe
Wararka Imaanaya Degmada Balcad ee gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in aroortii hore saakay uu dgal ka dhacay
Dagaalka ayaa ka dhacay Bar koontarool eek...
Ciidamada Amniga Puntland oo bilaabay Hawlgalo lagu socodsiinaayo lacagaha shilinka Soomaaliga ee...
Hay'adaha Amniga Puntland ah lagu amray in ay tallaabo adag ka qaadaan cid kasta oo diida isticmaalka iyo socod-siinta Shilin Soomaaliga.
Degaanada Puntland qaarkood, ayaa...
Jeneral Yuusuf Indha Cadde oo shaaciyay in Dilka Marxuum Jeneral Galaal ay ku tuhmayaan...
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay Weerarkii khasarah dhaliyay ee Alshabaab ay ku qaadeen Hotel Afrik eek u yaala Magaalad Muqdisho
Jeneraal...
Qaab kee Baarlamaanka Soomaaliya Kursaasta ugu qaybiyay 18ka gobol ee Soomaaliya
Xeerka deegaameynta kuraasta ee uu sanadkii la soo dhaafay ansixyay golaha Shacabka ayaa markii ugu horreysay kuraasta baarlamaanka federaalka ah u qeybiyay 18-kii gobol...
Danjiraha Dawlada Uk ee Soomaaliya oo Rajo ka Muujiyay Natiijada Shirka Dhuusamareeb
Danjiraha Dawlada Uk ee Soomaaliya u qaabilsan Mr. Ben Fender ayaa Rajo wanaagsan ka muujiyay shirka Dhuusamareeb Natiijada ka soo bixi doonto Wuxuuna sheegay...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka naxay dilkii Jeneraal Galaal
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Ka hadlay Munaasibad lagu Qabtay Hargeisa ayaa ka Murugooday dhibaatada ka taagan Soomaaliya iyo Weerarkii ugu dambeeyay ka...
Wararkii Ugu dambeeyay Shirka Dhuusamareeb
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in shirku ahaa inuu xalay ka furmo Dhuusamareeb,...
Muwaadhin Soomali ah oo lagu dilay Dalka Canada
Dalka Canada Waxaa lagu dilay Allaha u naxariistee Wiil Dhalin yaro oo Soomaali kaas oo lagu magacabi jiray Haashim Cumar Xaashi 20 sano jirna...