25.7 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

90 ka mid ah xarumaha warbaahinta Afghanistan oo xirmay

0
Iyadoo Taalibaan ay ku sii siqeyso qabsashada guud ahaan Afghanistan ayaa in ka badan 90 xarumo warbaahineed la xiray, waxaana sii kordhay walaaca laga...

Golaha Ammaanka ee QM oo shir ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo khamiis Gelinka dambe ay isugu yimaadaan shir ay ugu hadlayaan xaaladaha kajira xilligaan...

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay khamri & Dadkii watay

0
Howgal ay sameeyeen Ciidamada Booliska degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal, ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen khamri farabadan iyo dad la sheegay inay ka...

AMISOM oo billowday baaritaan la xiriira dilka dadkii rayidka ahaa

0
Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo...

Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa la sheegay in uu isku soo dhiibay Xubin ka...

RW Rooble oo ka hadlay khilaafkii soo kala dhex galay isaga & Farmaajo

0
Nairobi,:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta , Maxamed Xuseen Rooble, oo la hadlay ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool Nairobi ayaa meesha ka saaray in khilaaf...

Doorashada kuraas kamid ah Aqalka Sare oo ka dhacaysa Dhuusamareeb

0
Dhuusa-mareeb,:-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu qabto doorashada 6 kamid ah kuraasta Aqalka sare oo uu Maamulka Galmudug...

Madaxweyne Cumar Xasan AL-BASHIIR oo loo gacan gelinayo maxkamadda ICC

0
Khartum:-Wasiirka Arrimaha Dibedda Sudan Mariam al-Mahdi ayaa maanta sheegtay in madaxweynihii hore ee dalkaas Cumar Xasan Al-Bashiir iyo saraakiil kale loo gacan gelin doono...

Garoonka Baydhaba oo laga dhax dhisay xabsi loogu talo-galay mucaaradka {AKHRISO}

0
Baydhabo:-Dhowaan waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay laga dhisay xabsi ku yaalla gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada, kaas oo ay soo baxayaan warar...

Ugaaska Mudulood oo soo saaray farriin xasaasi oo ka dhan ah AMISOM.

0
Muqdisho:-Xiisad xoog leh ayaa ka dhalatay dad shacab ah oo ciidanka AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ay Talaadadii ku xasuuqeen deegaanka Golweyn ee gobolka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...