28.9 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Laftagareen oo sheegay inay furayaan wadada xiriirisa Baydhabo & Waajid

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed ee uu Madaxda ka yahay uu ku guuleystay...

Howlgallo qorsheysan oo laga fuliyay deegaano hoostaga jowhar

0
Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo sameeyay Guddiga Amniga doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay Qorshaha Amniga Doorashada, kuwaas oo ka qeyb qaadan doona sugida amniga doorashada. Guddiga ayaa waxaa uu...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYEY DADAALLADA XUKUUMADDA EE AWOOD SIINTA GANACSATADA SOOMAALIYEED + Sawiro

0
Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyey in awood-siinta ganacsatada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo heer gobol ah oo loo iib geeyo waxsoosaarka dalkeenna ay...

Ciidamada Kenya oo xiray Nin loo heysto afduubka Gabar Soomaali ah

0
Waxaa lagu soo warramayaa in ugu dambeyn la helay mid ka mid ah gabdhihii la sheegay in lagu afduubtay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. Xafsa...

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Israa’iil oo gubay dikumiintiyo sir ahaa

0
Rai’sul wasaarahii hore ee Israa’iil ayaa la sheegay in uu gubay dikumiintiyo sir ahaa oo xafiiskiisa yaalay. Matxafka ra’iisul wasaaraha Israa’iil waxaa burburiyey nin uu...

Dhaqangelinta Amar kasoo baxay Maamulka Magalada Garoowe oo bilaawday

0
Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa bilaabay inay dhaqan geliyaan Amar kasoo baxay maamulka Magalada, kaas oo...

Puntland oo faah faahisay howlgallo ka dhan ahaa Al-Shabaab & Daacish

0
Ciidamada Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari, halkaas oo mararka qaar...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Waajid

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha...

Canada oo qaadeysa Qaxooti dhan 45kun.

0
Dowladda Canada ayaa ogolaatay in ay aqbasho qaxooti dhan 45,000 (Afartan iyo shan kun) oo codsaday in ay qaado si ay ula midoobaan ehelkooda...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...