25.7 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Xiisada ka Taagan Magaalada Laascaanood

0
Warsaxaafadeed: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sidaan uga hadlay dhibaatada ka taagan Laascaanood: Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii wax ku noqday dhacdooyinkii bahalnimada ahaa...

Imisa Suxufi ayaa laagu dilaay Caalamka 20kii saano ee la soo dhaafay?

0
Ku dhawaad 1,700 oo suxufiyiin ah ayaa lagu dilay caalamka 20-kii sano ee lasoo dhaafay, tiradaas oo celcelis ahaan noqoneysa in la dilay inka...

Dowladda Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka hadlay xaaladda Laascaanood

0
War saxaafadeed xalay ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka xun tahay shaqaaqooyinka ka socda...

Deg Deg: Dagaal Toos ah oo ka socda Magaalada Laascaanood

0
Wararka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xaruunta Goblka Sool ayaa sheegaya in Mar kale dagaal Toos ah oo u dhexeya Ciidamada Soomaali land & shacab...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo billadda ugu sarraysa dalka guddoonsiiyay madaxweyne Geelle

0
  Muqdisho: Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay billad-sharafta ugu sarreysa dalka guddoonsiiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib xaflad ka dhacay madaxtooyada...

Dawlada Sacuudiga oo qabtay 30 an oo Jaad ah

0
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Arbacadii sheegtay inay qabteen ku dhawaad 30 tan oo qaadka yar yar ah ee maandooriyaha ah bishan, taasoo qayb ka...

Xaalada Magaalada Laascaanood oo weli kacsan

0
Maalintii Afaraad oo xiriir ah ayaa xaalad kacsanaan ah kajirtaa Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo bannaannaxyo rabshado wata ay ka dhigayaan...

Maxaa ka soo baxay Kulanka Gudoomiyaha Golaha shacabka & Musharrixiinta Koofur Galbeed?

0
Muqdisho: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay mar kale hoygiisa kulan kula qaatay siyaasiyiinta ku...

Ciidamada Dawlada oo Hawlgal kula wareegay Degaanka Gandarshe

0
Muqdisho: Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka & Booliska Haramcad ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada Gandarshe iyo Jilib Marka...

Dhageyso: Zakariya Xaaji Cabdi oo Dhaliilay shirkii Madasha Watashiga Qaran

0
Xildhibaan Zakariya Xaaji Cabdi oo ka mid  ah Baarlamaankii 9aad ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay shirkii madasha Wadatashiga Qaran ee lagu sooo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...