Home 2022
Yearly Archives: 2022
TOOS:- Khudbadaha Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ka socota dhageysiga Khudbadaha musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana Maanta la dhageysanayaa khudbadaha...
Sheekh Shariif oo shahaadada Musharaxnimo qaatay
Murashax Madaxweyne Shiekh Shariif Shiekh Axmed ayaa qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha 10-Aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Musharax madaxweyne Sheekh Shariif sheikh Axmed ayaa noqday Musharixii...
Ciidamo Hawlgal ka sameeyay Bariga Gobolka galgaduud
Howlgal ka dhacay Deegaanka Shurufle ee bariga gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al shabaab.
Horjoogahan ayaa magaciisa lagu sheegay Faarax...
Dhageyso: Waxgarad ku baaqay in xildhibaanada Labada Gole doortaan Madaxweyne samata bixin kara Shacabka
Suldaan Shariif Cali Xasan Ibraahim oo ka mid ah Waxgaradka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee dhawaan bilaaban doonta
Suldaan...
Dawlada Soomaaliya oo Codsi u dirtay hay’adda lacagta Aduunka
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Codsi u dirtay hay’adda lacagta adduunka ee IMF in ay dib u dhigto barnaamijka ay dib u eegista ugu samaynayso...
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Bulshada raydidka ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlaman Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay qeybaha kala duwan ee ururadda bulshada rayidka oo...
Musharrax Xasan Cabdulaahi Karate oo ka haray Tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya
Musharrax Madaxweyne Xasan Cabdulaahi karate oo war qoraal ah ku soo qoray bartiisa face book ayaa sheegay in markii uu qiimeeyay xaalada siyaasadeed ee...
Xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la shaaciyey
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waqtiyeeyey in doorashada madaxweynaha dalka la qabto 15-ka bishan May.
Haddii guddiga uu...
Israsaaseyn Khasaaro Geysatay Oo Maanta Ka Dhacday Degmada Afgooye
Faah faahino dheeraad ah aya kasoo baxaya Israsaaseyn daqiiqado kooban socotay oo Ciidamo ka wada tirsan Maamulka degmada Afgooye ku dhexmartay gudaha Afgooye ee...