Home 2022
Yearly Archives: 2022
Doorashada Kursiga Ay Ka Geeriyootay Aamina Maxamed Oo Maanta Ka Dhaceysa Jowhar
Doorashada hal kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee ku harsan Maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadaa inay ka...
Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo Guddoon doortay
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa Guddoomiyay kulankii ugu horreeyay Guddiga isku dhafka ah ee ka shaqaynaya Doorashada...
Safiirka UK oo Guddoomiyaha golaha Shacabka doorashada Madaxweynaha kala hadalay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha Shacabka marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta...
Doowlada oo ka hadashay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Ceelbaraf
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab ay ka geysteen Saldhig Ciidamada Burundi ay ku leeyihiin deegaanka Ceelbaraf ee...
Farmaajo Oo Joojiyey Go’aammada Isbeddelada Maamul Iyo Shaqaale Ee Hay’adaha DFS
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa joojiyay dhammaan go’aammada ku saabsan isbeddelada maamul iyo shaqaale ee Hay’adaha dowladda Federaalka, inta lagu...
Diyaar garoowga Kulanka Golaha Shacabka oo socda & Xubno tegay Villa Hargeysa
Waxaa Xarunta Villa Hargeysa oo ku dhex taalla Madaxtooyada Soomaaliya ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee qabsoomida Kulanka Maanta e Golaha Shacabka, kaas...
Qatar & Turkiga oo cambaareyay weerarkii Al-Shabaab ee Xerada Ciidamada ATMIS
Dowladda Qatar ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu bartilmaameedsaday saldhigga ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin degaanka Ceel-baraf oo hoostaga degmada...
Guddomiyaha Barlamaanka Aadan Madoobe Oo Digniin U Diray Taliyeyaasha Ciidamada Dowladda
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan gaar ah isugu yeeray dhammaan Taliyeyaasha iyo...
Dalalka Hindia, Pakistan, Bangladesh, iyo Iran oo maanta Ciidayo.
Qaar kamid ah dalalka ayaa Maanta oo talaada ah waxaa ay bilaabayaan dabaal-dega maalinta koowaad ee Ciiddul Fitriga, waxaana dalalkaas ay shalay oo Axad...
Dowlada Qatar oo diidday taageerada Farmaajo iyo musharixiin ay isku saf yihiin.
Ilo diblomaasiyadeed oo katirsan ergada Soomaaliya ee dibadda ayaa u sheegay warbaahinta in dowladda Qatar ay ku gacan-sayrtay soo jeedin iyo codsi wada socda...