25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Maxkamadda Ciidamada oo la horkeenay Askar ku eedeysan dil & Dhac

0
Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya qeybteeda 21aad ee degaannada Galmudug la horkeenay Sagaal Askari oo katirsan Ciidamada...

Xubnaha Qaban Qaabada Doorashada Guddoonka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo La Magacaabay

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay magacyada xubno ka sahqayn doona doorashada doorashada guddoomiyaha Guddigaas,taasi oo la filayo in ay dhawaan dhacdo. Kadib warqad kasoo...

Xuutiyiinta Dalka Yemen Oo Lagu Eedeeyay In Ay Ka Dambeeyeen Weerar Ka Dhacay Dubai

0
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa ku eedeeysay kooxda Xuutiyiinta Yemen in ay fuliyeen weerar saddex qof ay ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Dubia. Sargaal lagu...

Maamulka Garoonka Jowhar Oo Amar Culus Kusoo Rogay Shirkadaha Diyaaradaha

0
Maamulka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amaro culus, oo quseeya diyaaradahaha kasoo dega Garoonka Maxamed Dheere ee Magaaladaasi. Warqad...

Baarlamaanka UK oo Maanta bilaabay ka doodista madax banaannida Somaliland

0
Kulan ay ku yeesheen Magaalada london Baarlamaanka UK ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay bilaabeen in muddo kooban ay dhegaystaan dood ku saabsan...

Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda oo la geeyay dalka Turkiga

0
Waxaa Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga la geeyay Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mocalimuu oo ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo Maalin...

Boqortooyada Sucuudiga Oo Safiirka Cusub U Soo Magacawday Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee...

Muuse Biixi Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo U Amba-Baxay Dalka Itoobiya

0
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa saaka safar ugu baxay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa kadib, martiqaad rasmi ah...

Gudiga doorashooyinka Puntland oo soo saaray Jadwalka Doorashada 10 Kursi

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Golaha shacabka ee  Puntland ayaa  shaaciyay Jadwalka Doorashada Kuraas kamid ah Xubnaha Baarlamanka Federaalka oo degaan doorashadooda ay tahay  magaalada garowe. Guddiga...

Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Duleedka Magaalada Baladweyne

0
Dagaal u dhexeeya Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa qeybta 27-aad iyo dagaalamayaasha A-shabaab ayaa ka socda deegaan duleedka ka ah Magaalada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...