Home 2022
Yearly Archives: 2022
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay Nin katirsanaa Al-Shabaab
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Xubnin katirsanaa Ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabo Mustaf isxaaq Ali...
RW Rooble oo shaaciyay in la xirayo waddooyinka Muqdisho baaqna soo saaray
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka...
Xaaladda Dibadbaxayaasha Suudaan Oo Laga Deyrinayo
Khabiirka Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka ee dalka Suudaan ayaa ku baaqay in la dardar geliyo baaritaannada la xiriira dilalka loo geysanayo dadka...
Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay Jadwalka imtixaanka fasalka 12-aad
Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, ayaa wadaagay ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedkaan 2021/22 jadwalka imtixaanka...
Wariyeyaal lagu dilay dalka Ukraine
Labo wariye oo ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku dhaawacmay, darawalna waa la dilay ka dib markii gaarigii ay saarnaayeen la rasaaseeyay...
Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay Howlgal Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab
Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ay ka sameeyeen deegaan hoostega Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,...
Puntland oo Arrimaha Abaaraha kala hadashay Finland iyo Norway
Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe kulan kula qaatay Wefdi ka socday Safaaradaha dowladaha Finland...
Madaxweynaha Somaliland oo Safiirka Midowga Yurub kala hadlay doorashooyinka kusoo wajahan
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Midowga Yurub, Amb. Tiina Intelmann oo ay wehelinayeen Safiirka Sweden Amb. Per Lindgarde...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Waxaa Maanta Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug gaaray oo siweyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tegay Magaalada Baydhabo ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameysay abaarta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan shacabka...