Home 2022
Yearly Archives: 2022
Dagaalka Ukraine Oo Laga Baqayo In Uu Weji Kale Yeesho
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ogolaaday inuu u diro dalka Ukraine hub aad u horumarsan oo dhanka gantaalada ah, isaga oo rajaynaya in awood...
Xeerilaalinta qaranka ku wareejiyay macluumaad ku saabsan markab dhuxul siday
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo...
Somaliland oo fartay shacabka in aanay sannadkan tagin Xajka oo ay niyeystaan
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa faray shacabka Somaliland in aanay sannadkan tagin Xajka oo ay niyeystaan.
Waxaa uu sheegay haddii Soomaaliya ay kasoo jawaabi...
Ergeyga Abaaraha U Qaabilsan Somalia Oo Gaaray Baydhaba
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa safarkiisi ugu horreeyay tan iyo markii xilkaas...
Madaxweynaha Dowladd Gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, oo siweyn loogu...
Madaxweynaha Dowladd Gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta Magaalada Garoowe oo ah Caasimadda Gobalka Nugaal.
Wafdiga...
Rooble oo magacaabis Sameeyay
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban toddobo xubnood oo Wasiiro iyo Taliyeyaal...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ayaa kulan Is-xogwaraysi ah la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha...
Sida Madaxweyne Xasan Sheekh loogu soo dhaweeyay Baydhabo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii la doortay 15-kii Bishan May ku tagay Baydhaba, Caasimadda Koonfur Galbeed ee...
Munaasabad lagu Taageerayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Xaflad laguna soo dhaweeynayay Madaxweynaha dawlada Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud lagu sii sagootinayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu qabtay magaalada...
Madaxweynaha JFS oo maalinta Berri ah ku wajahan Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa maalinta Berri ah in uu safarkiisa ugu horreeya tan iyo doorashadiisa uu ku tago...