Home 2022
Yearly Archives: 2022
UK Oo War Ka Soo Saartay Ciidamadda Ruushka Ee Jooga Ukraine
Wasaaradda Difaaca UK ayaa maanta daabacday warbixintii ugu dambeysay ee sirdoon oo ay ku qiimeyneyso xaaladda ciidamada Ruushka.
Warbixinta ayaa waxaa sidoo kale lagu qoray”Ruushka...
Yuhuudda Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay U Safraan Turkiga
Israa’iil ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Turkiga, iyadoo sabab uga dhigaysa hanjabaadda Iran ee ah inay u aargudi doonto dilkii toddobaadkii hore...
Turkiga oo balan qaad Cusub u sameeyay dowladda Soomaaliya
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaliya...
Taliyaha Ciidanka Nabadsugida Gobolka Banaadir oo la Magacaabay
Agaasimaha guud ee Hay’adda nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa taliyaha Hay’adda ee Gobalka Banaadir umagacaabay Muxyadiin Warbac Shadoor.
Sarkaalka la Magacaabay...
Jaalidda Soomaaliyeed ee Denmark oo Taageeray M/weeynaha cusub ee dhawaan ladoortay
Jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka Denmark ayaa si ween u soo dhaweeyay Madaxweeynaha cusub ee dhawaan ladoortay mudane Hassan Sheikh Mohamud oo markii labaad dib...
Taliyaha cusub ee NISA oo xilka la wareegay
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka...
Rooble oo kala diray guddiyadii doorashada Labada Aqal
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban.
Rooble ayaa guddiyada uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u...
Xeer ilaalinta guud ee dalk Masar Oo Xabsiga kasii daayay Gabar Soomaali ah Oo...
Xeer ilaalinta guud ee dalka Masar ayaa amar ku bixisay in la sii daayo gabar Soomaali ah uu ku socday baaritaanka dil loo geystay...
Muwaadin Soomaali Oo Xalay Lagu Dilay Dalka Koofur Africa.
Burcad hubeysan oo koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay deegaan South Gate oo ka tirsan Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxaa...
Al-jazeera oo maxkamadda ICC u gudbineysa kiiska dilkii Shireen Abu Akleh
TV-ga Aljazeera ee waddanka Qatar ayaa maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC u gudbin doona dacwadda dilka wariyaheedii Shireen Abu Akleh, sida lagu sheegay...