25.4 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Xasan Sheekh oo balan qaaday doorasho qof & Cod ah

0
Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qorshihiisa xiga ee doorashada soo socota markii uu dhamaado mudada Afarta Sano ah ee...

DANAB oo howlgal kula wareegay degaan katirsan Shabeellaha Dhexe

0
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Degaanka War-ciise ee gobolka Shabeelaha dhexe ka sameeyay howlgal qorsheeysan kaasi oo ka dhan aha Ururka...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray degaanka Ceelmacaan

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray deegaanka Ceelmacaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa ugu kuurgalay xaaladaha guud ee deegaanka...

Xasan Sheikh Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka Madaxweynaha

0
Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah Xilka ugu wareejiyay madaxweynaha Dhwaan la dortay ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, kaasi kusoo baxay doorashadii...

Farmaajo oo ka hadlay dhalinyarada ku maqan dalka Eritrea

0
Xafladda xil wareejinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo isagoo ka hadlaya waxaa sheegey inuu Madaxweynaha la doortey ku wareejiyey ciidamo 5000 ah oo ku...

Madaxweyne Xasan oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in...

Ku-Xigeenka Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Qaranka Oo La Magacaabay

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan u magacaabay xilka Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee...

Uk oo tababar siisay Ciidamo ka kala tirsan AMTIS iyo kuwa xoogga dalka

0
32-askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan sirdoonka, dabagalka iyo sahanka loogu soo gaba...

Guddoomiyeyaasha labada Aqal oo kulan la qaatay Guddigii doorashada Madaxweynaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa kulan la yeeshay guddigii ka Shaqeeyay...

Dhaq-dhaqaaqa Xamaas oo si buuxdo u taageeray M/weeynaha cusub ee Soomaaliya.

0
Ismaaciil Haniyah oo ka tirsan masúuliyiinta dhaq-dhaqaa ururka xamaas ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay doorashadii dhawaan ka dhacday dalka Soomaaliya. Xamas oo inta badan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...