25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Muxuu Guddoomiye Cabdi Xaashi Kala Hadlay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga?

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta oo sabti ah waxaa uu xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Maanta Kusii Jeeda Magaalada Nairob

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa uu ku...

Laamaha Amniga Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Geystay Fal Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

0
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cali Muuse Maxamuud ayaa faah faahin ka bixiyay fal sababay dhimasho iyo dhaawac oo lagu rasaaseeyay...

Ruushka oo talaabo adag ka qaaday dalka Finland

0
Sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Moscow, Ruushka aya gaaska ka jaray dowladda Fiinland kadib markii ay dalbatay in ay kamid noqoto Gaashaanbuurta NATO. Ruushka...

Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu laayay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

0
Lix askari ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda degmada Balcad ee aada...

Sidee Shacabka Soomaaliyeed Ay Kaga Fal-Celiyeen Guusha Xasan Sheikh?

0
Kadib markii Xalay lagu dhawaaqay in Xasan Sheikh Maxamuud uu ku guulaystay Xilka dalka ugu sarreeya ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Magaalada Caasimadda ah...

Madaxda Maamul Goboleedyada oo si aan kala har laheen ugu hambalyeeyay Xasan Sheekh.

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee  Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya madaxweynihii 10aad ee xalay kusoo baxay doorashadii...

RW Rooble oo u hambalyeeyay Xasan Sheekh

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ay doorteen BFS labadiisa aqal. Madaxweyne Xasan...

Abiy Axmed oo ka hadlay doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh

0
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa kamid noqdya dadka u hamhalyeynaya Madaxweynaha markale dib loogu doortay Soomaaliya ee Xasan Sheekh Maxamuud. Qoraal kasoo baxay...

Britain oo sheegtay in Madaxweynaha Cusub kala Shaqeyneyso la dagaalanka Al-Shabaab

0
Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay inay siweyn ula Shaqeyn doonto Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Soomaaliya ee Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo markii labaad dib...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...