Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh iyo abaabulo iska hor jeedo ayaa caawa si weyn uga socda Muqdisho.
Wararka ka imaanayo gobalka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in ciidan badan oo wata gaadiid dagaal ay ka soo baxeen degmooyin dhowr ah, kuwaas oo ku wajahan magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.
Sidoo kale Korneel Saneey Cabdulle ayaa la sheegay in caawa ay ciidankiisa ku soo wajahan yihiin Waqooyiga Muqdisho, iyadoo natiijo la’aan uu ku soo dhamaaday kulan gubad leey ku dhaxmaray isaga iyo taliyaha ciidamada Xoogga Janaraal Odowaa Yuusuf Raage.
Dadka ku nool muqdisho ayaa caawa soo wajahday cabdi xoogan kadib markii ay kawar helee dhaq dhaqaayada ciidan ee ay caasimada laciir ciiree caawan