Wareegi hore ee Doorshada Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa goordhaw la soo gaba Gabeeyay.
Gudiga doorashada ayaa iminka wada tirinta codadka.
labada musharax ee xilka u tartamaya ayaa soo dirtay laba xubnood oo codadka u tiriya.
La soco goordhaw Natiiyada.
Xafiiska Wararka Muqdisho.