Home 2020
Yearly Archives: 2020
Norwey qofki 3-xaad oo ugu geeriyoday cudurka Caronavirus .
Waxaa isi sootarayo dadka u geeriyoonayo cudurka caronavirus oo intabadan dunidda qaatu ka taagantahay latacaalidiisa.
Magaalada Oslo ee caasimada dadka Norwey waxaa maanta ku geeriyooday...
NISA oo u hanjabtay Wariye Harun Macruf
Hay’adda Nabad Suggida ayaa Wariyaha ku eedeysay in uu leeyahay xiriiro halis ku ah nabadgelyada dalka, isla-markaana uu ku kacay falal ka baxsan anshaxa...
Guddiga DF u xilsaartay ka hortaga Cudurka COVID-19 oo digniin culus soo saaray
Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID-19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya laga helay 5-Qof oo...
Wiil 6-jir ah oo dalka Mareykanka ugu geeriyooday Coronavirus
Tirada caabuqa Corona ugu dhimatay dalka mareykanka ayaa imika aad sare ugu sii kacday.
Tirada ayaa iminka ka sare martay 5,000, sida laga soo xigtay...
18 qof oo loo soo qab qabtay gabdho lagu kufsaday Afgooye
Waxay ahayd arrin argagax iyo walaacba ku beertay shacabka Soomaaliyeed, ka dib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in gabdho yar yar lagu kufsaday...
Soomaaligii ugu horeeyey oo dalka Holand ugu geeriyooday Coronavirus
Wadanka Holond qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah ayaa la sheegay inuu maanta ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus ee haatan caalamka oo dhan uu dagaal...
Magaalooyin ku yaala dalka Shiinaha oo laga mamnucay cuniska hilibka eeyaha iyo bisadaha
Magaalo kutaala dalka Shiinaha ayaa markii ugu horeesay laga mamnuucay dadka kunool in ay cunaan hilibka eeyaha iyo bisadaha oo kamid ah hilbaha sida...
Somalia oo loogu deeqay Malaayiin dollar oo loogu talo galay ka hortaga Coronavirus
Dowlada Maraykanka ayaa dhaqaale ugu deeqday dalalka afrika ee uu saameeyey cudurka Coronavirus oo haatan dhibaato ba’an ku haya caalamka.
Wasaarada arrimaha dibeda ee dowlada...
13 jir Somali oo Covid-19 ugu geeriyooday London
Wiil 13 jir ah oo Soomaali ah, oo laga helay coronavirus ayaa geeriyooday, sida ay sheegeen maamulka isbitaal ku yaalla magaalada London.
Ismaaciil Maxamed Cabdulwahab,...
Madaxweyne Farmaajo oo cafis u fidiyay 148 Maxbuus
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus...

























