Monthly Archives: March 2021
Puntland oo gacanta ku dhigtay doomo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay Xeebaha Puntland
Ciidamada Badda Puntland ee Gobolka Gardafuu, ayaa gacanta ku dhigay saddex doony oo laga leeyahay Dalka , Yeman kuwaas oo kallluumeysi sharci-darro ah waday...
Maraykanka oo ku Amray Madaxda Maamul goboleedyada inyasn ka bixi karin muqdisho inta...
qoraal kooban oo kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliya ay haatan doonayaan in la qabto doorashada.
Mareykanka wuxuu madaxda...
Madaxweyne Famaajo oo kulan gaar ah la yeeshay madaxda 3 maamul goboleed iyo Gobolka...
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay Madaxda 3da maamul goboleed iyo gobolka Banaadir.
Madaxweyne Farmaajo ayaa la...
Ciidanka Amisom oo la wareegay Amniga Xeyndaabka Xalane
Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay Amniga xarunta lagu qaban doono Shirka Arrimaha Doorashooyinka ee Muqdisho.
Warsaxaafadeed ka soo...
Maamulka Puntland oo qaadacay ka qaybgalka shirka ka Furmaya Muqdisho
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay diideen ka qayb galka shirka looga hadlayo Arimaha doorashooyinka , kaas oo la filayo in uu mnaata ka...
Ciidamo maraykan ah oo caawa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka soo degtay diyaarad military oo nuuca xamuul ka qaada ah oo ay la socdaan...
Taliska Ciidanka Booliska oo Beeniyay in Ciidamo dheeraad ah la geeyay garoonka diyaaradaha ee...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska...
Madaxweynaha Puntland oo shaki geliyay in uu ka qayb geli doono shirka beri ka...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillahi Deni oo lahadlay Afka Soomaaliga ee BBC-da, ayaa sheegay in aanay war u heyn shirka berito la sheegay inuu ka...
Madaxweyne Lafta Garen oo soo gaaray Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdi Casiis Lafta gareen ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Lafta gareen ayaa in Muddo ah ku maqnaa Dalka Turkiga waxaana lagu...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Shirka lagu qaban doono xeyndaabka Xalane
Beesha Caalamka ayaa sheegay inay dhaweynayaan imaatinka ka qeyb galayaasha shir madaxeedka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Hogaamiyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, kaas...

























