25.7 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

ISKA HOR’IMAAD KA DHACAY WAQOOYIGA GAALKACYO

0
Wararka ka imaanaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhex maray Ciidmo ka tirsan booliska puntland oo kooxo ka ganacsada...

Wasiir Dubbe : Golaha Badbaado Qaran waxa ay caqabad ay ku yihiin doorasho...

0
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in shirka arrimaha doorashada lagu qaban doono...

Wasaarada Caafimaadka ee Soomaaliya oo ka warbixisay xogtii ugu dambeysay Covid19

0
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta ah ee xogta Covid19 ee maalinlaha ah ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Hawlgalo ka Sameyay duleedka Degmada Afgooye + Sawiro Daawo

0
Ciidamada Kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Hawlgalo ka sameeyay degaano hoostaga degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose. Degaanada Ciidanka Xoogga Dalka ay Hawlgalada ka...

Faah Faahino ka soo baxaya Dagaal ka dhacay degaanka shidan ee gobolka Sanaag

0
Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Maleeshiyo hubaysan, ay saaka weerar ku qaaday degaanka Shidan ee waqooyiga gobolka Sanaag. Maleeshiyada ayaa  lagu soo...

Ra’iisal wasaaraha Dalka Pakistan oo laga helay Cudurka Covid19

0
Ra’iisal wasaaraha Dalka Pakistan Imran Khan ayaa laga helay cudurka COVID-19, sidaasina waxaa xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaasi, Ra’iisul wasaaruha ayaa  qaatay tallaalka COVID-19. Imran...

Ciidamo markale maanta la geeyay Degmada Doolow ee gobolka Gedo: Daawo+Sawiro

0
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad Ciidan iyo Baabuur dagaal geysay degmada Dooloow ee gobolka Gedo. Ciidamadaan ayaa diyaarad looga qaaday Magaalada Muqdisho kuwaas oo...

Saldhiga booliska garoonka diyaaradaha la Hoos geeyay Taliska Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir

0
Saldhiga Booliska ee garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa la hoosgeeyay Taliska Guud ee qaybta Booliska Gobolka banaadir Dekareeto uu soo saaray Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...

Cudurka Covid19 oo saameeyay shacabka Degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

0
maamulka Mandera ee gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa la sheegayaa in ay ku soo badanayaan dadka uu soo ridanayo xanuunka Corona. Xanuunka ayaa sacadihii...

Ciidamada Puntland oo Hawlgal lagu soo qabtay Dad badan ka sameeyay Gobolka Mudug

0
Ciidamada Amniga Puntland  ayaa Hawlgalo lagu soo qabtay Dad lala xiriirinaayo Alshabaab ka sameeyay degaano ka Tirsan Gobolka Mudug. Saraakiil ka tirsan laamaha  Amniga puntland...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...