Monthly Archives: March 2021
Maamulka Puntland oo sheegay in Musharaarkooda joogto laga dhigay Ciidanka Puntland lana qalabeeyay
Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa sheegay in dowladdu mas’uuliyad weyn iska saartay bixinta xuquuqda iyo mushaharka ciidamada kala duwan.
Wasiir Xasan shire...
Kulan looga hadlayay ka hortagista cudurka covid19 oo lagu qabtay Kismaayo
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbalad Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlyay ka hortaga faafida xanuunka Covid-19, Shirkaan oo ka...
Waa Maxay Iskaashiga Siyaasadeed ee ka Dhexeya Deni iyo Axmed Madoobe?
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland ayaa si wadajir ah u sheegay in iyagoo kaashanaya golaha musharraxiinta iyo Golaha siyaasadda ee Somaliland mataka ay ka...
Waa Sidee Xiriirka Axmed Madoobe iyo Madaxda Dawlada Federaalka ?
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlayay munaasabadda furitaanka madaxsha badbaado qaran ayaa sheegay in wali uusan wax xiriir ah ka...
Dhageysiga Kiiska Dacwada Badda Soomaaliya oo Kenya Murunka ay gelisay oo la soo gabagabeeyay
Dhegeysiga dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa galabta lagu soo geba gebeeyay Xarunta Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee magaalada Hague.
Dhegeysiga...
Madal looga dhawaaqay Muqdisho: War saxaafadeed+ Sawiro
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagaga dhawaaqay madal ay ku mideysan yihiin madaxda maamulada Puntland , Jubland iyo Midowga musharixiinta .
Madashaan oo loogu magacdaray...
Gudiga Farsamada ee Arimaha doorashooyinka oo uu shir uga Furmay Muqdisho+Sawiro
Shirkii guddiga Farsamada arrimaha doorashooyinka ee Dowladda Federaalka, Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ka furmay hoteelka Decale ee magaalada Muqdisho.
Shirkan kii ka horeeyay...
Madaxweyne Qoor Qoor iyo Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ku la yeeshay magaalada Muqdisho safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan.
Madaxweyne Qoor Qoor...
Wasiir Beyle iyo Danjire James Swon oo kulan ka yeeshay xaalada Covid19 ee Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgarsiinta ee Dalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga ee Zoomka kulan kula yeeshay Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James...
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliland?
Fadhigii 72aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo Muuqaalka ah...

























