Monthly Archives: March 2021
Biyo dhaamin laga bilaabay degaanada Abaarta ay ka jirto ee gobolka Gedo
Wararka Ka imaanaya Degmada Baladxaawo ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in la bilaabay biya dhaamin loogu gurmanayo dadka xool dhaqatada ah ee ay abaarta...
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo lagu Tuuray Xerada Xalane
Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegaya in Xerada Xalane oo ay deganyihiin Qaramada Midoobay iyo wadamada Beesha Caalamka safaarado ay ku...
Ciidamada Ilaalada u ah Madaxweynaha Jubland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho
Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ka soo degay ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha jubland Axmed Maxamed IIslam Axmed Madoobe.
Ciidankaan ayaa hordhac u...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo guulo ka sheegtay Hawgalo ay ka Sameeyeen Balcad iyo...
Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kala wareegeen dhowr...
Teendho ku taala Xerada Afasiyooni oo lagu qaban doono Shirka Dawlada Fderaalka iyo...
Shirka lagu wado in ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho Dawlada Federaalka Soomaaliya , Dawlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa la filayaa in la...
Wasaarada Caafimaadka oo soo gudbisay Xogtii ugu dambeeysay ee Cudurka Covid19
Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 117 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii...
Taliska Booliska Puntland oo Amaro dul dhigay Dadka Musaafirka ah ee taga Garowe
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliiska Puntland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe, ayaa tilmaamay in hadda kadib qof kasta oo ka safraya magaalada Garoowe ...
Alshabaab oo meel Fagaare ah ku dilay 5 nin oo basaasnimo ay ku...
Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla Degmada Bu’aalle ee xarunta gobolka Jubbada Dhexe ku dilay 5 ruux oo Ragg ah kuwaas oo ay ku eedeeyeen...
Ciidamo lagu soo Tababaray Dalka Turkiga oo laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
Ciidamadaan oo ka ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17-aad ee Gorgor ee Kumandooska Soomaaliya oo Wadanka Turkiga Tabar ku soo qaatay ayaa ka...
Baarlamaanka Swezerland oo u Codeeyay in la mamnuuco Xerashada Indho shareerka
Switzerland ayaa u codeysay in weji xirashada laga mamnuuco goobaha ay bulshadu isugu timaaddo, waxaana la mamnuucay xirashada indha-shareerka amaba niqaabka ay xirtaan haweenka...

























