26.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Dawlada Federaalka oo ka War bixisay Kiisaskii ugu dambeeyay Cudurka Covid19

0
Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta diiwaangelisay 191 qof oo hor leh oo laga helay cudurka Karoona halka iyo 20 qof oo kale ay...

Madaxweynaha Puntland oo Iclaamiyay dagaal ka dhan ah Alshabaab

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni oo maanta warfidiyeenka kula hadlay Magalada Boosaaso, ayaa Iclaamiyay dagaal culus oo lagu qaadayo Al-shabaab, kaas oo oo...

Taliska Ciidanka Maraykanka Africom oo ka hadlay Hawgalada ay ka Fuliyan Soomaaliya

0
Warbixin qiimayn ah oo ka soo baxday Taliska Ciidamada Maraykanka u qaabilsan Africa ayaa faahfaahin ka bixisay weerarada ay ciidanka maraykanku ka fuliyeen Qaaradda...

Taariikhda Taalada Daljirka Dahsoon iyo waxa ay ku caan baxday

0
Taallada Daljirka Dahsoon waxay astaan u tahay qabuuraha askartii Soomaalida ee u dhintay difaacidda Jamhuuriyadda Soomaaliya, balse aan la aqoonin. Waa calaamad muhiim ah...

Alshabaab oo sheegatay Mas’uuliyada Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho

0
Al-Shabaab ayaa ka hadlay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxa ayna sheegteen mas’uuliyada Qaraxaasi ‘ iyaga oo tilmaamay in ay la beegsadeen xubno...

Xogta Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho iyo Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlay

0
Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali Doodisho oo ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho , w Gaashaanle Sadiiq Aadan...

Faah Faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax xalay ka dhacay Muqdisho

0
Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha Qarax xalay ka dhacay degmada Xamar Jajab ee gobolkaan  Banaadir, kaas oo ka dhacay Maqaaxida Luul...

Hal Sabab oo uu u baaqday dibad bixii maanta loo ballansanaa

0
Golaha Musharraxiinta Mucaaradka ayaa sheegay in ay joojiyeen dibadbax ay qorsheynayeen in ay maanta  ku qabtaan Magaalada Muqdisho kaddib markii in ciidamo la geeyaygoobtii...

Taliska Ciidanka PSF oo ka war bixiyay Maxaabiis ay ka soo Furteen Alshabaab

0
Ciidanka Amniga PSF  ee puntland, ayaa sheegay in 20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen dagaal shalay ka dhacay buuraleyda Gobolka Bari. Taliska...

Qarax Xooggan oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Qarax Xooggan ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo loo adeegsaday baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyay, Qaraxa ayaa ka dhacay Maqaayada luul Yemani...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...