23.9 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Bankiga Dhexe Soomaaliya oo Amray in la qaato lacagta $-50 dolar ee la...

0
War Saxaafadeed ka soo baxay Xarunta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu amray maamulada bankiyada iyo ganacsatada in ay ka qayb qaatan socodsiinta iyo...

in ka badan 10 Ruux oo Abaaro Ugu geeriyooday gobolka Jubada Dhexe

0
11 qof ayaa aya lagu soo waramaya in ay u geeriyoodeen abaaraha ka jira gobolka Jubada Dhexe ka dib markii ay sii kordheeyaan biya...

Waa Maxay Walaaca Kenya ay ka qabto Dhageysiga Kiiska Dacwada Badda Soomaaliya?

0
Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska Badda ee Maxakamadda ICJ ay billaabweyso 15-ka bishan March, maadaama...

Wariye lagu weeraray Dalka Faransiiska

0
Wariye  sawir qaade Faransiis ah ayaa kooma galay kadib markii laweeraray dhamaadkii isbuuci aynu soo dhaafnay asagoo tabinaya rabshadaha dhalinyarada. Christian Lantenois, oo 65 jir...

R/Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo maanta ku kulmaya Muqdisho

0
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho Kulanka ayaa  la sheegayaa in looga hadli...

Shirkii uu Iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo oo u muuqda mid baaqday

0
Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ayaa markii sadaxaad u muuqda mid baaqday Madaxda Dawlad goboleedyada ayaanan weli  soo gaarin Magaalada Muqdisho ...

Kulan Amaanka looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

0
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa qabtay  shirka Todobaadlaha ah ee looga hadlo Amniga Magaalada Bosaaso ee Gobalka Bar iyo...

Xukuumadda Federaalka oo ku dhawaaqday Halka lagu qabanyo banaan baxa ay qabanayaan Midowga...

0
War Saxaafadeed Xukuumadda Federalka Soomaaliya iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii mucaaradka waxa ay u ogolaatay mucaaradka codsigoodii...

Madaxweyne Farmaajo oo Gudoomiyay shir looga hadlayay Xakameeynta Covid19+Sawiro Daawo

0
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 iyo Bulshada Rayidka ayaa ka dhageysta...

Jilaayaasha kala ah Salman Khan iyo Shahrukh oo Jilaya Filim Cusub

0
Xiddigga Bollywood, Salman Khan, ayaa la xaqiijay inuu ka soo muuqan doono Filimka cusub Shahrukh Khan uu ku mashquulsan yahay ee Pathan, kaas oo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...