28.9 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Puntland oo xukun ku riday Wariye Kilwe Aadan

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka-sida ee Puntland  ayaa maanta saddex bilood oo xabsiya ku xukuntay wariye Kilwe Aadan Farax oo maamulka Puntland u xirnaa muddo 60...

Wasiir Dubbe oo sheegay in uu dhaqan galay Amarkii Dawlada ay soo rogtay ee...

0
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay amarro cusub oo lagu sheegay in lagaga hortagyo fiditaanka fayraska korona maadaama oo cudurka Covid-19 aad...

Dagaal dhexmaray Ciidamada Militariga Itoobiya iyo kuwa Suudaan

0
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa la laayay kadib markii uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Suudaan dhulka lagu mursan yahay ee ku yaalla xadka labada dal,...

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo kulan Baladweyne kula yeeshay Waxgaradka Gobolkaasi

0
Wasiirka arrimaha guduha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muqtaar Xuseen Afrax ayaa Magaalada Baladweyne kula kulmay  qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Gobolka...

Ilhan Cumar oo dooneysa in la ciqaabo Maxamed Bin Salmaan

0
Ilhan Cumar oo Minnesota ku metasha Congress-ka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday hindise sharciyeed ay ku doonayso in dhaxalsugaha Sacuudi Carabiya, Maxamed bin Salman,...

Wadanka Afgaanistaan oo noqday meel lagu Ugaarsado Suxufiyiinta

0
Saddex Dumar oo u shaqeynayay xarun TV ah oo ku taal magaalada Jalalabad ee dalka Afghanistan ayaa la toogtay, weerarkan ayaa ah kii ugu...

Puntland oo Amar ka soo saartay in la deegaameysto Dooxooyinka Woow iyo Bixin

0
Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa amaayr in la burburiyo dhammaan dooxooyinka Bixin iyo Woow oo dhaca duleedka waqooyi ee caasimadda Garoowe. Wasiirka...

Maleeshiyo Dad shacab ah ku dishay gobolka Galgaduud

0
Wararka ka Imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya  in kooxo hubeysan ay Dad shacab ah oo gaari saarna  ku dileen Wadadau dhexeysa Cadaado iyo Gelinsoor Maleeshiyo...

Puntland oo Codsatay in shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo lagu qabto Xalane

0
Maamulka Puntland ayaa ku Eedeeyay   Madaxweyne Farmaajo in uu Sameeynaayo  qorshe carqaladeynaya xalka loo  raadinaayo hibaatooyinka hor taagan geeddi socodka  doorashada Soomaaliya. War qoraal ah...

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Axmed Dhimbil Casoowe

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...