25.2 C
Mogadishu
Thursday, July 10, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Dawlada Soomaaliya oo ka hadashay Shirka Furmaya Muqdisho

0
Shirka wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowlad-goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada Muqdisho. Waxaaa Magaalada Muqdisho ka socda...

Burcad dhinaca Internetka oo dhac u geysatay Soomaalida ku noolka Dalka Kenya

0
Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka...

Ururka Xamaas oo Rajo ka Muujiyay joojinta dagaalada ka socda Gaza

0
Sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan ayaa sheegay inuu rajeynayo in Israa'iil iyo xooggaga Gaza ay gaaraan xabbad-joojin "maalin ama labo maalin gudahood" xilli...

Muuse Biixi oo ku Eedeeyay Dawlada Soomaaliya in ay ka soo horjeedo Ictiraafka Somaliland

0
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in xukuumadiisa ay mudnaanta kowaad siin doonto sidii ay Soomaaliland aqoonsi u heli lahayd. Mr Biixi oo xalay...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo Rajo ka muujiyay shirka Maanta ka Furmaya Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen shirka dhameystirka arrimaha doorashooyinka ee maanta ka Furmaya Muqdisho Ra’iisal...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Muddo 2 sano ah ka dib magacaabay Golaha Wasiirada Jubland

0
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa caawa magacaabay golihiisa wasiirada cusub oo ka kooban 23 wasiir, 22 wasiir ku xigeen iyo 5 wasiiru-dowle. Wasiirada cusub...

Muxuu ka yiri Siyaasi Cabdulaahi Xaaji Dheere shirka Arimaha doorashooyinka looga hadlayo oo...

0
Madaxweynihii hore ee Maamulka Banaadir State Cabdullaahi Xaaji  Dheere oo ka hadlayay xaalada Siyaasadeed ee dalka ayaa soo dhaweeyay shirka la filayo in 20...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Bariga...

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka shabeelah Dhexe ayaa sheegaya in Labo askari ay ku geeriyoodeen  kuwo kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ay miino...

Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray shirka beri ka Fumaya Muqdisho

0
Daahir Maxamuud Geelle  oo ah Afhayeenka Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in Shirka Madaxda uu saldhig u noqon doono heshiiskii 17-kii Sep, sidoo kalena looga...

Xaalada Magaalada Jowhar oo degan ka dib dagaal culus oo maanta ka dhacay

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xaalada Magaaladasi ay degantahay ka dib markii dagaal u dhexeeyay Ciidanka Maamulka Hirshabeele oo kooxo la...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...