Monthly Archives: May 2021
Al-Shabaab oo baahisay muuqaal ay ugu baaqeyso dhalinyarada Ajaaniib inay Somalia u soo hijroodaan
Garabka warbaahinta Al-Shabaab ee lagu magacaabo Al-Kataa’ib ayaa xalay baahisay muuqaal soconaya saacad iyo dhowr toban daqiiqo oo loogu baaqayo dhalinyarada islaamka ee dunida...
Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Cadaado
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa safar dhinaca dhulka ah ku tagay degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoo ka ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ee...
Yahuuda oo ku hanjabtay weerar dhulka ah in ay ku qaadi doonto Falastiin
Yahuuda ayaa sii waday maanta inay duqeyn ka geysato Marinka Gaza duqeymo cirka ah iyo madaafiic, iyadoo iska indhatireysa baaqyada caalamiga ah ee deganaanshaha,...
Madaxweyne Mustafe Cagjar ” Siyaasiyiintu marna ma midoobayaan tan iyo qiyaamaha intay siyaasadi jirto”
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo shacabka magaalada Jigjiga kula ciiday garoonka kubadda cagta ee Jigjiga ayaa hadalo kooban ka jeediyay goobtii salaadda lagu oogayay.
Haddaba Madaxweyne...
Farmaajo oo dib ugu soo laabtay dalka
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu soo...
Duqeymaha Israel oo weli ku socda Qasa & Xamaas & ka jawaabtay
Ciidamada Israel ayaa lasoo dhoobay xuduudda Gaza, xilli ay weli duqeyn ku socoto magaalada, halka ururka Xamas ay ayagana gantaallo ku garaacayaan Israel, ayada...
Maamulka Hir-Shabeelle oo digniin kasoo saaray dagaal Beeleedyada
Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) ayaa ka hadlay Colaad beeleedyada kusoo laab laab tay degaannada Maamulkaas, kuwaas oo dad...
Madaxweynaha Somaliland oo Shacab farabadan la dukaday Salaada Ciida
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidul-fidriga.
Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada,...
Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Salaada Ciida la dukaday Boqolaal Shacab ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaaMaanta boqollaal shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug kula tukaday Salaada Ciida masjidka...
Banaanbax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo
Boqolaal kamid ah Shacabka ku dhaqan Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxaa maanta ay banaanbax ka dhigeen Xaafadaha qaar, iyaga oo uga soo...