26.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

faafaahin:Weeraro ka dhacay magaalooyinka Muqdisho & Baydhabo.

0
Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay xalay weeraro kala duwan oo khasaaro geystay ka fuliyeen Magaalooyinka Muqdisho iyo magaalada...

Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigtay Tirada Dadka uu ku dhacay Cudurka Covid19

0
Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa soo saartay tirade Daduu ku dhacay Cudurka Koroona Virus iyo baaritaanadii u danbeeyay ee la sameeyay maanta oo...

Musharrax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo soo dhaweeyay shirka Maanta ka Furmay Muqdisho

0
Musharrax madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle oo soo dhaweeyay shirka wada tashiga qaran ee Muqdisho ka furmay ayaa yiri: “Shirka oo in mudo ah la sugayay...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo bogaadiyay shirka ka Furmay Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa yiri:- “Waxaa maanta si wanaagsan noogu furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran...

shirka Golaha watashiga Qaran oo Maanta lafilayo in si Rasmi ah uu uga Furmo...

0
Shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inuu si...

Saaxiibada Soomaaliya oo bogaadiyay dadaalada uu wado Ra’iisal Wasaare Rooble

0
Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay ayaa taageero buuxda u muujiyay dadaallada uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ku...

Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Baaq u dirtay Beelihi ku dagaalamay gobolka Hiiraan

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa baaq u dirtay beelaha walaalaha ee ku dagaalamay qaybo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Mas’uuliyiinta Wasaarada ayaa Sidoo...

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka oo farriin u dirtay ra’iisul wasaare ROOBLE {AKHRISO}

0
Xafiiska Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliya ee la filayo inuu shirka uga furmo Muqdisho inay ka faa’iideystaan...

MUUSE BIIXI oo jeediyey hanjabaad lama filaan ah oo la xiriirta aqoonsi raadinta

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo hadal ka jeedinayey munaasibad lagu xusayey 18-kii May, ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay inay dhiig...

Gudoomiyhii Degaanka Garasbaaleey oo maanta lagu Aasay Muqdisho dib Qarax Miino oo ku...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxmuud Maxamed (Cumar Filish) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir  ayaa ka qeyb...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...