28.9 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025
Home 2021 July

Monthly Archives: July 2021

Duqa Muqdisho kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho & Jowhar

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo Meel...

Axmed Madoobe;”Waxaan u hambalyeeynayaa xildhibaanada maanta la doortay

0
Madaxweynaha Jubbaland ayaa u hambalyeeyey Xildhibaanada cusub ee Aqalka sare ee maanta lagu doortay magaalada Kismaayo. Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Jubbaland ayaa ku tilmaamay doorashada...

musharax balan qaad u sameyay dadka soomaaliyeed {AKHRISO}

0
musharax xassan maalin yufuf oo u tartamayo kursiga nabarkiisy yahay 154 ayaa shegay in hadii kuu soo baxo tartanka uu waxbadan u qaban doondo...

Weeraro ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose & faah faahino laga helayo

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...

Doorashada Afar kamid ah kuraasta Aqalka Sare oo ka dhacday Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa manta lagu qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Aqalka sare ku matalayesa Maamulka Jubbaland, kaas oo ay...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

0
Ciidanka xoogga Dalka Soomaliyeed ee ka hawlgalla  dagmada Buulo-burte  ee Gobolka Hiiraan ayaa saaka howlgal qorsheysan waxay ku qaadeen deegaanka Afcad oo hoos yimada...

Doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare oo ka bilaabatay Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay ka bilaabatay doorasahda qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ee ka imaanaya degaannada Jubbaland. Ilaa 9...

Shil geystay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Somaliland

0
Shilkaan oo ah mid gaari, isla markaana geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay deegaanka lafaruug oo ka...

Fahad Yaasiin oo magacaabay Madaxa Shaqaalaha NISA

0
Agaasimaha hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa magacaabay Madaxa Shaqaalaha NISA. Magacaabista Cabaas Yacquub ayaa ka dambeeysay, kadib...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Magalada Baydhabo

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar Maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkey ayaa Maanta dib ugu  laabtay Magaalada Baydhabo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...