Monthly Archives: July 2021
Dhageyso: Aqooyaan sheegay in dowlada hada jirto ay ka taliso gobolka...
Aqoyaan ijneer cabdirisaaq xuseen jeyte oo shir jaraa'id warbaahinta u qabtay ayaa ka hadlay marxalada siyaasadeed ee dalka soomaaliya uu maraayo waxaana uu shegay...
Koonfur Galbeed oo Magacaawday Guddi Baarlamaan ee doorashada Aqalka Sare{AKHRISO}
Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta Magacabey Xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare.
Xubnaha Guddiga oo...
Ciidanka dowladda Soomaaliya oo howlgal sameeyay
Ciidanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Howlgal ka wada inta u dhaxayso Degmada Beledweyne ilaa degmada Matabaan iyo dhulka miyiga ah ee...
Goobaha Ganacsiga Ee Suuqa Jowhar Oo Maanta Xiran Iyo Sababta Keentay{AKHRISO}
Waxaa gabi ahaanba maanta oo Axad ah xiran goobaha Ganacsiga suuqa weyn ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, waxaana faah faahino laga helayaa...
Maraykanka oo difaacay duqeymihii uu fuliyay Soomaaliya todobaadkii hore
Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in duqeymaha mareykanka ee lagu bartilmaameedsanayo Al-Shabaab ay xoojinayaan weerarada ka dhanka ah kooxda argagixisada ee xiriirka...
Guddiga Doorashada Hirshabelle oo ku heshiin la’ habraacyada Guddi hoosaadka
Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle ayaa maalintii afaraad isku haya habraacyada guddi hoosaadka, awoodaha iyo mas’uuliyadda Xogheynta, iyadoo Guddigan uu illaa hadda...
Madaxweynaha Jubbaland oo soo saaraya liiska Musharixiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska Musharixiinta doonaya inay u tartamaan...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo gaaray Kismaayo
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT ee Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed “Cirro” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda...
Golaha Ammaanka oo Cambaareeyay Tallaabo uu qaaday Turkiga
Golaha Ammaanka ee QM ayaa Jimcihii cambaareeyay qorshaha ay dowladda Turkey iyo hoggaamiyeyaasha Turkish-ka ah ee waqooyiga Qubrus ku doonayaan in ay qeyb ahaan...
Jubbaland oo sheegtay inay si deg deg ah u qabaneyso doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha guddiga Baarlamaanka Jubbaland u qaabilsan qabashada doorashada aqalka sare Baarlamahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland Xildhibaan Xuseen Xirsi Axmed ayaa sheegay in Jubbaland ay...