Dhageyso: Aqooyaan sheegay in dowlada hada jirto ay ka taliso gobolka banaadir.

Aqoyaan ijneer cabdirisaaq xuseen jeyte oo shir jaraa’id warbaahinta u qabtay ayaa ka hadlay marxalada siyaasadeed ee dalka soomaaliya uu maraayo waxaana uu shegay in dalka uu ku sii socda dhibaato loobaahahay in loo istaagaato sidii dalka loo badbaadinlaha .

ijneer cabdirissaq xuseen jeyte ayaa ha hadlay sidoo kale hab dhaqanka madaxweynaha mudo xileedkiisa uu dhamaday maxamed cabdulahi farmaajo isaga oo ku eedeeyay in uu marin habaabin ku wado doorahashada dalka waxaa uu hadal kiisa intaasi raaciyay in farmaajo uu ka taliyo gobolka banaadir.

Ugu danbeyntii ijneer cabdirisaaq xuseen jeyte ayaa sheegay in shacabka kunool gobolka banaadir laga qaado canshuur badan oo aan wax laagu qaban,waxaana hadalkiisa uu ku soo gaba gabeeyay in talada dalka la dhax dhigo dadka soomaaliyeed si qof walba uu fikirkisa ugu dhiibto xal uhelida siyaasadeed ee soomaliya una garto madaxweyne farmaajo in talada dalka lawadaleeyahay.

Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com

Hoos ka dhageyso:wareysigaan oo dheer.