Iran oo ay kasocdan Mudaharaadyo waaweyn.

Dadweynaha Caasimadda Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ee Tixraan ayaa sameeynaya isku soo baxyo waaweyn oo looga soo horjeedo faragalinta mareykanka iyo YHDA.

Dadweynaha oo aad ugu cadheysan dilka caruurtii lagu laayay dugsiga Qur’aanka gudaha magaalada tixraan iyo dilka hogaamiyihii dalkaas iyo madax kale ayaa kudhawaaqayay ereyo nacayb ah oo kadhan ah Madaxweynaha Mareykanka.

Dadweynaha ayaa wata Sawirada Trump oo ay yidhaheen mar uun baan kudili doonaa.