Monthly Archives: July 2021
KENYA oo qaaday tallaabo daba socota diyaaradii ku dhacday garoonka Ceelwaaq
Agaasimaha guud ee hay’adda Duulista Hawada ee Kenya (KCAA) Gilbert Kibe ayaa markii u horeysay ka hadlay diyaarad shalay Arbacadii ku gashay garoon diyaaradeed...
Madaxweynaha Galmudug oo kulamo ka wadda degaano laga qabsaday Shabaab
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay goobihii laga xoreeyay ururka Al-Shabaab ee ku yaalla gobolka Mudug ka dib markii dhawaan...
Iran oo goobtii ugu horeysay ee shidaal ka furatay gacanka Cumaan
Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Ruuxaani ayaa sheegay in Iran ay ka furatay goobtii ugu horeysay ee shidaal ay ka furato gacanka Cumaan, talaabadaas...
Wararkii ugu dambeeyey baaritaanka lagu hayo kiiska Ikraan Tahliil Faarax {AKHRISO}
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya baaritaanka lagu hayo kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo ah gabar u shaqeysa hay’adda NISA oo hadda la la’yahay...
Aqriso 6 qodob oo ay soo jeediyeen guddiga loo xil saaray arrinta gobolka Gedo{AKHRISO}
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay ka guddoomay Guddiga Dib u heshiisiinta Gobolka Gedo nuqulka warbixintii ay ka soo diyaariyeen Gobolkaas, oo...
Rooble oo Amray NISA iyo booliiska in aysan dad safraya ku xayirin Garoonka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay warar soo baxayay oo sheegayay in ay jiraan siyaasiyiin iyo shakhsiyaad loo diiday in ay...
Galmudug oo sheegtay in Guulo laga gaaray howgallada ka socda Gobolka Mudug.
Madaxtooyada Galmudug ayaa war saxaafadeed ka soo saartay howlgalada ka socda deegaanada Mudug, iy dagaalka dhex-maray Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah...
DEG DEG: Dagaal ka socda degaano ku yaalla Galgaduud
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Deegaanada Sino-dhaqo iyo Labidulle uu ka socda Dagaal xoogan kadib Weerar Ciidamada Dowladu...
Guddoomiyaha Mudug ee Puntland oo digniin culus u diray ganacsatada
Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa digniin culus u diray ganacsatada Al-Shabaab ku taageera dhaqaallaha iyo kuwa aan taageerin howlgallada ciidamada ee ka socda...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in duqeyn lala beegsaday Shabaab ka dagaalamaya deegaanada Galmudug
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kooxda Alshabab duqayn lagula beegsaday deegaanada Galmudug ee haatan ay ka socdaan dagaalada u dhexeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa...