Monthly Archives: July 2021
Maamulka Hir-Shabeelle oo kasoo horjeestay hadalkii Midowga Musharixiinta
Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiye Kuxigeenka 1aad Baarlamaanka Hir-shabeelle Siraaji Sheekh Isxaaq oo Weheliyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa ay siweyn uga...
Madaxweynaha DDS oo faah faahiyay sababta ay Ciidamada ugu direen Gobolka Tigreega
Madaxweynaha dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa sheegay in sababta ay Ciidamada dowlad degaanka ugu direen Gobolka ay dagaalada ka socdaan ee Tigreega...
Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo oo Warbixin gudbiyay
Guddiga xalinta khilafaadka arrimaha gobolka Gedo, ayaa kulan la qaatay salaadiinta, Ugaasyada iyo odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda gobolka Gedo ee ku sugan magaalada...
Ciidamo howlgallo Miino baaris ah ka sameeyay degaan ka tirsan Gobolka Mudug
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 6-aad ee Guutada 16 Aad ayaa hawlgallo kala duwan waxaa ay ka wadaan deegaano...
7 maalin ka hor doorashada AQALKA SARE, astaamo aan wanaagsaneyn oo muuqda{AKHRISO}
Toddoba maalin uun ayaa ka hartay doorashada aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya sidaasi ay tahay ma jirto ififaalo arrimo doorasho la...
Meydka laba wiil oo walaalo ahaa oo laga helay wabiga Shabeelle ee Magaalada Baledweyne
Meydka laba wiil oo Walaalo ahaa oo ku dhacay Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ayaa laga helay xaafada Buundaweyn ee magaalada Baledweyne.
Wiilashaan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la kulmay Guddiga doorashooyinka
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa uu kulan kula qaatay Gudiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee...
Howlgal laga sameeyay Xaafado ka tirsan Muqdisho
Saacadihii la soo dhaafay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo culus ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir.
Howlagaladaan oo ahaa kuwo...
Farxiyo Mohamed Mire oo si weyn loogu soo dhaweeyay Norwey (Sawiro).
Oslo, Farxiyo Mohamed Mire oo ka shaqeysa Arimaha samafalka isla markaa si weyn looga dhex yaqaan bulshada ayaa maanta si heer sare ah loogu...
Caruur fara badan oo lagu laayay dalka Myanmar
Boqolaal caruur ah ayaa ladilay, kuwa kalane si qasab ah ayaa loogu xiray Myanmar, tan iyo afgambi ka bilowday bishii 2-aad ee sanadkaan, sida...