25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021 August

Monthly Archives: August 2021

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay khamri & Dadkii watay

0
Howgal ay sameeyeen Ciidamada Booliska degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal, ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen khamri farabadan iyo dad la sheegay inay ka...

AMISOM oo billowday baaritaan la xiriira dilka dadkii rayidka ahaa

0
Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo...

Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa la sheegay in uu isku soo dhiibay Xubin ka...

RW Rooble oo ka hadlay khilaafkii soo kala dhex galay isaga & Farmaajo

0
Nairobi,:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda xilgaasriinta , Maxamed Xuseen Rooble, oo la hadlay ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool Nairobi ayaa meesha ka saaray in khilaaf...

Doorashada kuraas kamid ah Aqalka Sare oo ka dhacaysa Dhuusamareeb

0
Dhuusa-mareeb,:-Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu qabto doorashada 6 kamid ah kuraasta Aqalka sare oo uu Maamulka Galmudug...

Madaxweyne Cumar Xasan AL-BASHIIR oo loo gacan gelinayo maxkamadda ICC

0
Khartum:-Wasiirka Arrimaha Dibedda Sudan Mariam al-Mahdi ayaa maanta sheegtay in madaxweynihii hore ee dalkaas Cumar Xasan Al-Bashiir iyo saraakiil kale loo gacan gelin doono...

Garoonka Baydhaba oo laga dhax dhisay xabsi loogu talo-galay mucaaradka {AKHRISO}

0
Baydhabo:-Dhowaan waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay laga dhisay xabsi ku yaalla gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada, kaas oo ay soo baxayaan warar...

Ugaaska Mudulood oo soo saaray farriin xasaasi oo ka dhan ah AMISOM.

0
Muqdisho:-Xiisad xoog leh ayaa ka dhalatay dad shacab ah oo ciidanka AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ay Talaadadii ku xasuuqeen deegaanka Golweyn ee gobolka...

Gudoomiyaha rugta Ganacsiga Somalia oo la kulmay ganacsato Turki ah(Sawiro).

0
Muqdisho, Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaalida Mohamud Abdikarim (Gabeyre) ayaa kulan la qaatay ganacsato ka socatay wadanka Turkiga. Gudoomiye Gabeyre ayaa ganacsatada warbixin ka...

Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo lagu qabtay Beledweyne

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa shir Gudoomiyay kulan loogu hadlayay arimaha amaanka magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Kulanka ayaa waxa ka qeyb...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...