25.3 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2021 August

Monthly Archives: August 2021

Dhalinyaro gacanta ula tagay askar boolis ah.

0
Oslo,Dhalinayaro gaaraya labaatameeyo ayaa la xaqiijiyay in gacanta ula tageen askar boolis ah xili howlgal ku guda jiree. Sida uu ku waramay wargeyska VG gacan...

Qarax lala beegsaday Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM

0
Wararka laga helayo gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay waddada u galeen kolonyo ciidamada AMISOM ah oo marayay inta...

Putin oo ku baaqay Qaab-dhismeedka la-dagaalanka Burcad-baddeeda

0
Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu hadalkaasi ka sheegay Kulan ay xubnaha Golaha Ammaanka xalay ka yeesheen Khatarta Burcad-baddeeda iyo sidii ay Caalamka isaga...

Meydka Muwaadin Soomaaliyeed oo laga helay Xeeb ku taal Koonfur Afrika

0
Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska dalkaas ay meydka muwaadin Soomaaliyeed ka heleen Xeebta dhabarka dambe ee...

RW Rooble oo ku wajahan Kenya lana kulmaya Uhuru Kenyatta

0
  Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble in uu safar ku tago Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib...

Qoorqoor oo la kulmay Guddiyada Hirgalinta Doorashada iyo Xallinta Khilaafaadka

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor xaafiiskiisa ku qaabilay xubna ka socday labada guddi ee kala ah; Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federal iyo Guddiga...

Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal & xalinta khilaafaadka oo gaaray Dhuusamareeb

0
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiye...

Wasiir kamid ah maamulka Puntland oo saakay u geeriyooday cudurka Covid19

0
Wasiir ku xigeenkii wasaaradda hawlaha guud iyo gaadiidka maamulka Puntland, Asad Xuseen Xaashi ayaa saakay magaalada Garowe ugu geeriyooday cudurka Covid19, sida ay HOL...

Jubbaland: AMISOM oo tababar gaar ah siisay Ciidan kala shaqeynaya Doorashooyinka.

0
Maamulka Qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah oo la xiriiray sugidda...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo wada-hadallo la bilaabay mucaaradka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadsa xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay in uu kulamo la qaato qaar kamid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta, kuwaas oo aad u...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...